Hirshabeelle oo shaacisay jadwalka doorashada laba kursi.
Isniin: March 21, 2022 Guddiga Hirgelinta doorashada ee dowlad Goboleed Hir-Shabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada laba kamid ah...
Xiisad Xoogan oo Saakay ka taagan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb
Isniin: March 21, 2022 Xiisad ka dhalatay Muran Dhul ayaa ka taagan Aaga Garoonka Diyaaradaha Dhusamareb taasoo Mudaba...
Turkiga oo 3 Qodob ka Faaiday Dagaalka Ruushu ku Qaaday Ukrain
Isniin: March 21, 2022 Tan iyo markii uu billowday dagaalka uu Ruushka ku qaaday Ukraine 24-kii bishii February,...
Wararkii ugu dambeeyey dilal ka dhacay Muqdisho
Isniin: March 21, 2022 Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya dilal xalay siyaabo kala duwan uga dhacay...
Lafta gareen “Majiro maamul haysta 77 xildhibaan, yaan laydin kala qaybin shaqo badan ayaa inoo taala
Isniin: March 21, 2022 Madaxweynaha Maamulka koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed( lafta gareen) oo warbaahinta la hadlay...
Israa’iil oo dhexdhexaadineysa Ukraine iyo Ruushka
Isniin: March 21, 2022 Israa’iil ayaa wadda dadaallo ay ku dhexdhexaadinayso Ukraine iyo Ruushka, waxaana laga yaabaa inay...
Dalka New Zealand oo sheegay in ay Hub dawo siinayso Dalka Ukrain.
Isniin: March 21, 2022 Dalka New Zealand ayaa ballan qaaday inay siinayso Ukraine lacago dheeraad ah oo gaaraya...
Wasaaradda Difaaca ee UK oo sheegtay hadafka ugu weyn ee uu Ruushka ka leeyahay Ukraine
Isniin: March 21, 2022 Wasaaradda Difaaca ee UK ayaa sheegtay in Kyiv, caasimadda Ukraine, ay weli tahay mudnaanta...
G/SARE KULMIYE “C/nuur Darmaan dalka ayaa u baahan 2 arrimood dartood……”
Isniin, 21 Maarso [Qaranimo Online] Muqdisho ayaa u muuqata in durba ay guda gashay loolan dhanka musharixiinta u...
Weeraro ballaaran oo lagu qaaday magaalooyin ka tirsan Sacuudiga saacadihii la soo dhaafay
Axad: March 20, 2022 Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadda maanta weeraro isugu jira gantaallo iyo drone oodda kaga...