Wasaaradda Difaaca ee UK oo sheegtay hadafka ugu weyn ee uu Ruushka ka leeyahay Ukraine

Isniin: March 21, 2022

Wasaaradda Difaaca ee UK ayaa sheegtay in Kyiv, caasimadda Ukraine, ay weli tahay mudnaanta koowad ee Ruushka, waxayna weli la kulmayaan iskaacaabin xoog leh.

Ruushka ayaa dhowrka toddobaad ee soo socda qorsheynaya in uu kordhiyo duqeymaha Kyiv.

Office Nairobi Kenya