Danjire Andre: Mareykanka waxaa ka go’an taageeridda dib usoo noolaynta Soomaaliya
Axad: March 20, 2022 Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry André ayaa sheegay inay dawladda Maraykanka ka go’an...
Wasaaradda difaaca ee Ruushka oo sheegtay in ku dishay Ukrain tobaneeyo “calooshood u shaqeystayaal ah
Axad: March 20, 2022 Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay in ay dishay tobaneeyo “calooshood u shaqeystayaal...
Wasiirka Gaashandhigga oo gaaray Magaalada Doxa
Axad: March 20, 2022 Waxaan si nabad ah aniga iyo wafdigeyga ku soo gaarney magaalada Doxa ee...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo dhaweeyay isbadelka uu Cali Gudlaawe Sameeyay
Axad: March 20, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa u hambalyeyay Maxamed Xuseen Maxamed oo...
UNHCR oo sheegtay in toban million oo reer Ukraine ah ay haatan ka carareen guryahoodii burburka ka dhashey dagaalka
Axad: March 20, 2022 Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga, ayaa sheegtay in toban million oo reer Ukraine...
Dowladda Ukraine oo sheegtay iney dishay ciidamo tiro badan oo Ruush ah
Axad: March 20, 2022 Saraakiisha ciidamada Ukraine, ayaa sheegay in ku dhawaad 15,000 oo askari oo Ruush ah...
Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb geleysa dalka Lubnaan
Axad: March 20, 2022 Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Muuse Maxamed...
Shir lagu go’aamiyey diiwaanta hubka Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey
Axad: March 20, 2022 Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir socday labo maalmood oo looga hadlayey...
Ruushka oo garaacey saldhig lagu tababarey ciidamo reer Ukraine ah
Axad: March 20, 2022 Wasaaradda difaaca ee Ruushka, ayaa sheegtay iney weerartey waxa ay ugu yeertay xarun lagu...
Dad shacab ah oo lagu laayay meel lagu dooranayay Ugaas
Axad: March 20, 2022 Ugu yaraan 7 qof oo shacab ah ayaa la sheegayaa in lagu laayay magaalada...