Muqdisho : Xoriyadda ayay nin iyo xaaskiis ku ahaayeen, xabsigana waa is la galeen
Sabti: June 18, 2022 Sida ay qortay warbaahinta qaranka ee dowlada Soomaliaya, Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo...
Hay’adda NRC oo digniin ka soo saartay xaaladda abaarta ee geeska Afrika
Sabti: June 18, 2022 Abaaraha ba’an ee ka jira Geeska Afrika ayaa si weyn u saameysay Soomaaliya,...
Magaaladii shalay “Al-shabaab casharka loogu dhigay” oo maanta imtixaan looga fariistay
Sabti: June 18, 2022 Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxa maanta loo fariistay imtixaanka kama dambeysta ah...
Buula-berde oo ay isugu darsameen Abaaro darah iyo go’doominta Al-shabab
Sabti: June 18, 2022 Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, abaarta ka jirta Soomaaliya waxaa la diiwaan-geliyay in ay...
Dowlada Japan oo soo saartay sharci adag oo qabanaya dadka internetka dadka ka af lagaaddeeya
Sabti: June 18, 2022 Dowlada Japan ayaa qaadday talaabooyin adag oo ay wax kaga qabanayso dhibaatada ay dadkeeda...
Israaiil oo duqeymo ka geystay marinka Qazza
. Sabti: June 18, 2022 Diyaaradaha dagaalka maamulka israaiil ayaa duqeymo xooggan kafuliyay qeybo kamid ah marinka Qazza...
Dagaallo qadhaar oo weli ka socda aagga Donbas ee bariga Ukraine.
Sabti: June 18, 2022 Dagaallo qadhaar ayaa weli ka socda aagga Donbas ee bariga Ukraine. Badhasaabka...
Ha,addaha gargaarka QM oo gurmad u fidinayo Dadka ay abaaruhu saameeyeen.
Sabti: June 18, 2022 Ha,addaha gargaarka qaramada midoobay ayaa kudhawaaqay fulinta mashruuc gargaar bani,aadannimo loogu sameynayo kumanaan kun...
DANJIRE YOONIS “Runtii, farxad bay ii aheyd ka Danjire ahaan in dhammaan madaxdii & Danjirayaashii goobta fadhiyay mid mid ama koox koox ay iigu hambalyeeyeen…”
Sebti, 18 June [Qaranimo Online] Danjiraha Soomaaliya u fadhiya waddamada Benelux & Midowga Yurub Danjire Yoonis Yaasiin Xaashi...
Galmudug oo War kasoo saartay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen degaanka Baxdo
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire falagle ayaa sheegay in saaka waaberigii hore ay Al-Shabaab weerar...