Maxkmad xukun ku riday xubno lagu eedeeyay in ay ka tirsanyihiin Daacish
Khamiis: June 16, 2022 Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim ayaa lagu xukumay min 15-sano oo...
Qaar kamid ah madaxda dalalka qaaradda Yurub oo booqasho kutagay Yukreeyn.
Khamiis: June 16, 2022 Madaxweynaha dalka faransiiska imaanawal makroon,hogaamiyaha Jarmalka Oolaf Iskoolaz ,Reysulwasaaraha taliyaaniga Mariyo Daraagi iyo madaxweynaha Romaaniya...
QM oo walaac kamuujisay saameeynta dunida uu kuyeeshay dagaalka Yukreeyn.
Khamiis: June 16, 2022 Qaramada midoobay ayaa walaac xooggan kamuujisay saameeynta kadhalatay colaadaha kasocda dalalka caalamka si gaar ah...
Mareykanka oo ka jawaabay hadal kasoo yeeray Al-Shabaab
Safiirka dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Larry Andre ayaa sheegay in aysan A.lshabaab u suurtagali karin inay la wareegaan...
Dowladda Somalia oo Maanta daahfurtay Barnaamij looga jawaabayo abaarta kajirta dalka
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta daah furay...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday lamaane ka tirsan Kooxda Daacish
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi...
Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho
Qaraxa oo jugtiisa siweyn loo wada maqlay ayaa ka dhacay degaanka Weeydoow ee duleedka Magaalada Muqdisho kuna yaalla...
Mid kamid ah Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo is casilay
Wasiirkii Wasaaradda Dib-u-Heshiisiinta dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Eng Cabdikariim Cali Nuur ayaa shaaciyay in uu xilkii iska casilay kaddib,...
Danjire Yoonis: Jimcaha waxaan gaarsiin doonaa boqorka waddanka farriintii Madaxweynaha [WAREYSI]
Khamiis, 16 June [Qaranimo Online] Safiirka Soomaaliya u fadhiya waddamada la isku yiraa Benelux & Midowga Yurub Danjire...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arimaha gudaha Galmudug oo gaaray degmada wisil.
Khamiis: June 16, 2022 Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arimaha gudaha federaalka iyo dib u hishiisinta Galmudug oo socdaal ku...