Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Abaarta daran ee ka jirta Soomaaliya oo laga soo saaray digniin hor leh

Abaaraha ba’an ee ka jira Geeska Afrika ayaa si weyn u saameysay Soomaaliya, iyadoo malaayiin qof la sheegay...
Bashiir BarreJun 18, 2022Jun 18, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Kormeerihii Waxbarashada gobolka Shabeellaha Hoose oo la dilay

Kormeerihii Waxbarashada Gobolka Sh/Hoose Cali shanloow ayaa lagu Dilay  degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose Sida ay xaqiijiyeen qaar...
Bashiir BarreJun 18, 2022Jun 18, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

35,000 oo arday oo u fadhiistay Imtixaanka dugsiga Sare ee dalka

Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo maanta...
Bashiir BarreJun 18, 2022Jun 18, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxtooyada Soomaaliya oo galabta ku martiqaadday weriyeyaal ka tirsan warbaahinta gaarka loo leeyahay 5 Sano kadib Daawo Muqaalka

Sabti: June 18, 2022 Madaxtooyada Soomaaliya ayaa galabta ku martiqaadday weriyeyaal ka tirsan warbaahinta gaarka loo leeyahay shir-saxaafadeed...
QOL ContributorJun 18, 2022Jun 18, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

In ka badan saddex meelood meel dadka Suudaan oo hadda wajahaya cunto yari ba’an

\Sabti: June 18, 2022 In ka badan saddex meelood meel dadka Suudaan ayaa hadda wajahaya cunto yari ba’an,...
QOL ContributorJun 18, 2022Jun 18, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Maamulka deegaanka Baxdo ee Bariga gobolka Galgaduud oo goob fagaare ah ku soo bandhigay saanad ciidan oo lagu furtay dagaalka shalay iyo Maxaabiis

Sabti: June 18, 2022 Maamulka deegaanka Baxdo ee Bariga gobolka Galgaduud iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ee ku...
QOL ContributorJun 18, 2022Jun 18, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madxweynaha midowga Yurub Ursula von der Leyen oo taageertay dalabka Ukraine in ay ka mid noqdaan Midowga Yurub

Sabti: June 18, 2022 Madxweynaha midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa taageertay dalabka Ukraine uga yimid oo...
QOL ContributorJun 18, 2022Jun 18, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Warshad ku taalla Shiinaha oo batroolka sifeysa oo uu dab qabday

Sabti: June 18, 2022   Dab weyn ayaa ka kacay warshada sifeysa batroolka oo ku taalla magaalada Shanghai...
QOL ContributorJun 18, 2022Jun 18, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Ukraine oo booqday jiidda hore ee dagaalka

Sabti: June 18, 2022   Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa booqday jiidda hore ee dagaalka kadib booqasho naadir...
QOL ContributorJun 18, 2022Jun 18, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya oo gaaray Adis Ababa.

Sabti: June 18, 2022   Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi...
QOL ContributorJun 18, 2022Jun 18, 2022
Read More
505506507508509