Xasan oo ka jawaabey siyaasaddiisa Somaliland ciidanka Ereteeriya ku maqan, iyo arrimo kale
Sabti: September 17, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaaliga ah mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu casumey machadka loo yaqaan...
Qarax ay ku dhinteen nabadoono caan ah oo ka dhacay degaan katirsan gobolka Hiiraan
Sabti: September 17, 2022 Qarax noociisu yahay Miinada dhulka lagu aaso ayaa lala beegsatay gaari ay la socdeen...
Hay’adda Nabadsugidda Qaranka ee NISA oo gacanta ku dhigtay 10 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab
Sabti: September 17, 2022 Hay’adda Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa 10 ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab gacanta ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh & xoghaye Blinken oo ka wada hadlay wax ka qabashada arrimaha bini’aadanimada
Sabti: September 17, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa la...
Xisbiyada Mareykanka oo si xun isugu adeegsanaya qaxootiga magan galyo doonka ah
Sabti: September 17, 2022 Maamulka Madaxweyne Biden, ayaa guddoomiyeyaasha Jamhuuriga ee gobolada Texas iyo Florida, la barbar dhigay...
Hey’adaha xuquuqul insaanka oo kahor yimid casuumaad uu Ingiriisku u fidiyey Maxamed Bin Salmaan
Sabti: September 17, 2022 Iyadoo Britain ay isu diyaarineyso aaska qaran ee boqorad Elizabeth-da Labaad, ayaa hay’adaha xuquuqul...
Tartan Cilmiyeed Ku Saabsan Horumarinta Waxbarashada Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Tartan cilmiyeedkaan oo qeyb ka ah qorshaha horumarinta Waxbarashada, isla markaana sanadkiiba hal mar...
Madaxweynaha Puntland Oo Kala Diray Golaha Deegaanka Ee Degmada Garoowe
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr....
Mamaul goboleedka Puntland oo digniin culus kasoo saartay dhaq-dhaqaaqyo ay waddo DF
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Mamaul goboleedka Puntland ayaa sheegay inuu kasoo horjeedo dhaq-dhaqaaqyada la xiriira shidaalka Soomaaliya ee...
Khasaaraha dagaalka Armenia iyo Azerbaijan oo kordhay
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Ururka Midowga Yurub ayaa sheegay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ay duqeymo...