Uhuru Kenyatta oo xil cusub loo magacaabay
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u magacaabay Ergaygiisa Nabadda ee...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya e Maxamed Barre Maxamuud oo kulan la qaatay kooxdii fannaaniinta Danan
Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud, ayaa kulan...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo uga digay Ruushka inay isticmaalin hubka kiimikada ah ee wax gumaada ee Niyukliyeerka
Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa uga digay Ruushka in dagaalka Ukraine uusan u isticmaalin...
Militariga Soomaaliya oo dilay 30 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab
Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay inay dishay ugu yaraan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, kadib...
Ilhaan Cumar oo soo saartay bayaan kusaabsan qaabilista qaxootiga Mareykanka
Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo katirsan aqalka Congress-ka Mareykanka, ayaa ku amaantay maamulka Biden, kor...
Nin isku deyay inuu u dhowaado naxashka Boqorad Elizabeth oo la xiray.
Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Waxaa la xiray nin isku deyay inuu u dhowaado naxashka meydka Boqorad Elizabeth II,...
Uhuru Kenyatta oo hoggaamin doona geeddi-socodka nabadda ee Congo iyo Itoobiya
Sabti: September 17, 2022 Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u...
Dalalka Kyrgyzstan iyo Tajikistan oo uu ka dhex socdo dagaal qaraar
Sabti: September 17, 2022 Ku dhawaad 30 qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen tiro kalana ay...
Haramcad kol hore Hindiya ugu danbeysay oo lagu wadaa inuu ku dhex mushaaxo dalkani
Sabti: September 17, 2022 Haramcad kol hore Hindiya ugu danbeysay, ayaa lagu wadaa inuu ku dhex mushaaxo dalkani,...
Axmed Barre duqii caasimadda Puntland ee Garoowe oo sheegay in uu Maxkamad la tiigsanayo Siciid Deni.
Sabti: September 17, 2022 Axmed Siciid Muuse oo habeenkii xalay Madaxweynaha Puntland uu ka qaadey xilkii guddoomiyaha caasimadda Puntland ee...