Midowga Yurub oo sheegay in weerarada diyaaradaha dowlada Itoobiya ay halis galiyeen rajadii nabadda
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Ururka Midowga Yurub ayaa sheegay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ay duqeymo...
Saraakiisha caafimaadka Pakistan oo sheegay in Daadadka ku dhuftay Pakistan ay cuduro ka dhasheen
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Saraakiisha caafimaadka Pakistan, ayaa ka digaya xaalad caafimaad darro oo ku soo fool leh...
Booliiska Kuuriyada Koonfureed oo Haweeney u xiray caruurteeda oo meydkooda laga helay boorso
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Booliiska Kuuriyada Koonfureed, ayaa sheegay in ay xireen haweeney lagu eedeeyay dil ay u...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe & Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Danjiraha Mareykanka oo ka wada hadlay arimaha amniga & abaaraha Hirshabeelle
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Mareykanka u fadhiya...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Puntland oo magaaladda Nairobi kulan kula qaatay madax ka socota Hay’adda CEFFA
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland Axmed Shire Siciid ayaa magaaladda Nairobi ee xarunta...
In Somalia, al-Shabab’s courts win more converts
By Bashir Mohamed Caato |September 14, 2022 – In late December 2021, Halima (her real name withheld on...
Ethiopia and Somalia are scripting history with a joint infrastructure project
by Bishnu Rathi | September 13, 2022 – Foreign direct investment (FDI) in Africa has largely been devoted...
Booliiska dalka Talyaaniga oo sheegay in shan qof loo qabtay tahriibinta muhaajiriin isaga kala gooshayey galbeedka Yurub
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Booliiska dalka Talyaaniga, ayaa sheegay in shan qof loo qabtay tahriibinta muhaajiriin isaga kala...
Madaxweynaha Kenya William Ruto oo tirtiray qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka, oo ay Kenya kagala noqotay aqoonsigii Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Carabta
Khamiis: SEPTEMBER 15, 2022 Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa tirtiray qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka, oo ay...