Shirkadda Apple oo sameynta taleefoonnada iPhone u wareejineysa Hindiya
Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Shirkadda Apple ayaa sheegtay soo saarista taleefannada iPhone 14 iney ka soo wareejineyso Shiinaha...
Turkey oo u hoggaansantay cadaadiska Mareykanka, xiriirka u jartay bankiyada Ruushka
Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Ganacsigii xilli dagaalka ku bulaalay ee Turkiga uu la lahaa Moscow ayaa maanta qaaday...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed oo wadahadal ku yeeshay Addis-Ababa markii ugu horeysay
Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa wada-hadallo kula yeesha ra’iisul...
Madaxweynaha Ukraine “ Waan difaaci doonaa shacabka ku nool dhulka uu Ruushka qabsaday
Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay inay difaaci doonaan shacabka ku nool dhulka uu...
Diyaarad ay dad ku dhinteen oo ku burburtay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo
Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhimatay kadib markii labo diyaaradood Talaadadii ay ku...
Wasiirka cusub ee Arimaha gudaha Puntland oo sheegay inay u baahan yihiin Guddi doorasho oo madax banaan
Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arimaha gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa...
Dowladda Burkina Faso oo sheegtay in 11 askari meydadkooda la helay halka 50 qof oo rayid ah la la’ayahay halka jaan iyo cirib ay
Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Dowladda Burkina Faso ayaa sheegtay in 11 askari meydadkooda la helay halka 50 qof...
dowladda Afghanistaan oo malaayiin tan oo shidaal ah kasoo iibsaneysa Ruushka
Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Sarkaal sare oo ka tirsan Taliban ayaa sheegay in dowladda Afghanistaan ay saxeextay heshiis...
Dowladda Hindiya oo shaacisay inay shan sano oo xayiraad ah ay kusoo rogay urur ka shaqeeya danaha muslimiinta dalkaas
Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Dowladda Hindiya ayaa shaacisay inay shan sano oo xayiraad ah ay kusoo rogay urur...
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo u hambalyeeyay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Sacuudiga Mohammed bin Salman
Arbaco: SEPTEMBER 28, 2022 Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa Dhaxal-sugaha Sacuudiga, Mohammed bin Salman...