Wasiirka arrimaha gudaha Axmed Macalin Fiqi oo sheegay in dowladdu ay meel mari doonto sharci xadidaya maalgelinta argagixisada
. Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa digniin culus u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed ee lacagaha canshuurta ah...
Xildhibaano iyo saraakiil ciidan oo ku biiray howlgallada ka dhanka Al-Shabaab ee ka socda degmada Baxdo Gobolka Galgaduud.
Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Xildhibaano iyo saraakiil ciidan ayaa maanta ku biiray howlgallada ka dhanka Al-Shabaab ee ka...
Wasiir Fiqi oo sheegay in ciidamadaasi dalka Eritrea laga kenayo la keeni doono inta uu socdo howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka billowday gobollada Dalka.
Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa ka hadlay qorshaha dowladda...
Booliska Hindiya oo xirxiray in ka badan 100 qof oo Muslimiin ah
Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Ciidammada ammaanka ee waddanka Hindiya ayaa waxa ay xoog ku galeen dhismayaal ay leeyihiin...
Milkiilaha shirkadda tiknolojiyadda oo shaaciyay in barta WhatsApp ee ay boqollaalka milyan ee qof ku wada xiriiraan ay todobaadkan soo bandhigi doonto
Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Milkiilaha shirkadda tiknolojiyadda Meta, Mark Zuckerberg, ayaa shaaciyay in barta WhatsApp ee ay boqollaalka...
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto oo Aadan Barre Ducaale u magacaabay wasiirka gaashaandhigga Kenya
Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa goor dhoweyd ku dhowaaqay qaar ka mid ah...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash oo sii xooggan loogu soo dhaweeyey Garowe
Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa...
Deegaannada ilaa hadda laga qabsaday Al-Shabaab
Talaado: September 26, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno ku dhow labaatan oo ay ka haysatay...
Dhisme ku dumay Kenya oo khasaare nafeed ka dhashay.
Talaado: September 26, 2022 Ugu yaraan lix qof ayaa geeriyootay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen kaddib markii...
Tik-tok oo wajihi kartaa ganaax lacageed oo dhan £27m
Talaado: September 26, 2022 Shirkadda Tik Tok ayaa wajahaysa ganaax lacageed oo dhan 27 Milyan oo pound kaddib...