Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Diyaaradaha Ruushka oo duqeymo dhinaca cirka ah ka fuliyey gudaha Ukraine

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Diyaaradaha Ruushka ayaa la sheegay habeennimadii xalay iney duqeymo culus ka geysteen qaybo ka mid...
QOL ContributorSep 29, 2022Sep 29, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Putin oo ku dhawaaqaya afar gobol oo ka tirsanaa Ukraine oo Ruushka la midoobay

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Kremelin ayaa xaqiijisay Jimcaha in la qaban doono xaflad lagu shaacinayo gobollo ka tirsanaa Ukraine...
QOL ContributorSep 29, 2022Sep 29, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dalka Iran Ibraahim Ra’isi oo ka digay iney dowladdiisa oggolaaneyn rabshado dalka ka dhaca.

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Madaxweynaha dalka Iran Ibraahim Ra’isi ayaa ka digay iney dowladdiisa oggolaaneyn rabshado dalka ka dhaca....
QOL ContributorSep 29, 2022Sep 29, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada Taalibaan oo  rasaas cirka u riday si ay u kala eryaan haween dhigayey dibadbax ay ku taageerayaan mudaharaadyada haweenka

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Ciidamada Taalibaan ayaa rasaas cirka u riday si ay u kala eryaan haween dhigayey dibadbax...
QOL ContributorSep 29, 2022Sep 29, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaal kuwa riddada gaaban

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Kuuriyada Koonfureed ayaa Kuuriyada waqooyi ku eedeysay iney tijaabisay gantaal kale uu noociisu yahay Baalastic,...
QOL ContributorSep 29, 2022Sep 29, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dagaalkii ka socday Hiiraan oo caawa Maqribkii soo gaaray iyo ku dhawaad 50 kooxda Al-shabaab oo lagu dilay

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Ciidanka Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa in ka badan 40 ka tirsan Maleeshiyada Argagixisada...
QOL ContributorSep 29, 2022Sep 29, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo looga hadlay howl-gallada ka dhanka ah Al-shabaab

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Shirka Golaha Wasiiradda XFS oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada ay heysteen Ururka Al-shabaab, ayaa...
QOL ContributorSep 29, 2022Sep 29, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal oo sheeagay in doorashada qof & cod Deni ku raadinayo muddo kororsi

Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022  Wasiirka cusub ee Maaliyadda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore...
QOL ContributorSep 29, 2022Sep 29, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan shekh oo ka tacsiyeeyay geeridda Nabaddoon Cilmi Xagar Guure reer Hiiraan iyo guud ahaan Hirshabeelle

Khamiis: September 29, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray...
QOL ContributorSep 29, 2022Sep 29, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Laba milyan oo qof oo koronto la’aan ah kadib markii ay dufaaan ku dhufatay gobolka Florida ee dalka Mareykanka

 Khamiis: SEPTEMBER 29, 2022 Duufaanta Iyan (Ian) ayaa ku dhufatay gobolka Florida ee dalka Mareykanka dabeylo xooggan iyo...
QOL ContributorSep 29, 2022Sep 29, 2022
Read More
316317318319320