Taliyaha CID-da ee gobolka Mudug oo isku day dil ka badbaaday Xili uu ku sugnaa Garoowe
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya rasaas xalay saq-dhexe ka dhacday magaalada Garoowe ee...
Ciidamada DANAB oo ka hortegay weeraro qaraxyo ah alshabaab ay soo maleegeen
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Wararka laga helayo gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada Danab ee xoogga...
Faahfaahin Dheeri ah oo kasoo baxaysa Dil loogaystay Macalin Cabdullaahi Cabdiraxmaan
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Nin Odaya ahaa oo lagu magacaabi jiray Macalin Cabdullaahi Cabdiraxmaan ayaa saaka waaberigii lagu...
Labada xisbi ee mucaaradka Somaliland oo sheegayin aanu u aqoonsanayn Muuse Biixi Madaxweyne
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Labada xisbi ee mucaaradka ah ee jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland...
Xukuumadda Somaliland oo xisbiyada Waddani & UCID ku eedeysay inay kasoo horjeeda Horumarka
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ka falceliyey go’aankii Xisbiyada Mucaaradka Somaliland...
Faahfaahin: Dagaal Culus oo Markale Alshabaab ku Qaadeen Deegaanka Dhisiq Shurufle
Axad: NOVEMBER 13, 2022 Maleeshiyo AS ah ayaa galabtay soo weerartay deeganka Dhisaq Shurufle oo ay joogan ciidamada...
Labo diyaaradood oo ka qeyb qaatay dagaalkii labaad ee adduunka oo hadda isku dhacay
Axad: NOVEMBER 13, 2022 Laba diyaaradood oo ka qeybqaatay dagaalkii labaad ee adduunka ayaa ku burburay dalka Mareykanka...
toobiya iyo fallaagada Tigray oo ku heshiiyey in gargaarka marino loo furo
Axad: NOVEMBER 13, 2022 Wada hadalladii u dhaxeeyay taliyeyaasha sare ee militariga Itoobiya iyo mucaaradka Tigray ayaa ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo caaw magacaabay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee Ciidamada Xoogga Dalka
Axad: NOVEMBER 13, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa Gaashaanle Sare Mubarak Cabdiqani Muuse u magacaabay...
Muslimiinta Mareykanka oo loo ogolaaday dhul ay ku aasan karaan meydadka
Axad: NOVEMBER 13, 2022 Muslimiinta ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa muddo dheer kaddib loo oggolaaday...