Dowladda Norway oo Qiimo Dhimis ku Sameesay Kaarka Gadiid ee Bisha la jarto
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Bisha soo socota waxaad ku iibsan kartaa kaadhka billaha ah ee Oslo 500 ....
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Turkiga oo sheegay in uu diiday codsi ay Israa’iil kaga dalbatey in loo soo gacan galiyo Hogaamiyeyaasha Xamaas ee ku nool Turkiga.
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibada ee Turkiga, Mevlut Cavusoglu ayaa sheegay in Turkigu diiday codsi ay...
Tirada Dadka Adduunka ku nool oo Maanta Gaartay 8 Bilyan Oo Qof!
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Qaramada Midoobey waxaa ay sheegtay in Cunuggii 8 bilyanaad ee Bani’adamka maanta nool uu...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Lafta Gareen oo dalab cults u gudbiyey howlgalka ATMIS
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa kulan...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Oo La Kulmay Wakiilka Ururka Iskaashiga Islaamka Ee Soomaaliya
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Guddoomiyaha hayadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta kulan la qaatay...
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden oo kulankii ugu horreyay oo fool ka fool ah la yeeshay dhiggiisa Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping.
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa kulankii ugu horreyay oo fool ka fool ah waxa...
Dowlad goboleedka HirShabeelle oo faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedka ka qarxay aaggaa degmada Cadale
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 – Dowlad goboleedka HirShabeelle ayaa faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedka ka qarxay...
Mareykanka oo $10 milyan oo abaal-marin ah ku bixinaya xogta Saraakiisha Al-shabaab Axmed Diiriye, Mahad Karate, iyo Jehad Mostafa
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagta abaal-marinta ah ee ay ku bixineyo xog hoggaamin karta...
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Oo Soo Xiray Tababar Ku Saabsanaa Tabinta Xaaladaha Beni’aadannimada iyo Wararka Deg degga Ah
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Tababarka tabinta xaaladaha beni’aadannimada iyo wararka degdegga ah oo ka qeyb galeen 30 suxufiyiin...
Madaxweynaha Puntland oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Zambia uga warbixiye xaaladda dalka
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Xaflad weyn oo soo dhoweyn ah...