Dalka Mozambique oo bilaabay in markii ugu horreysay in uu gaaska dabiiciga ah ee dareeraha u dhoofineysaa Yurub
Axad: NOVEMBER 13, 2022 Dalka Mozambique ayaa bilaabay in markii ugu horreysay uu gaaska dabiiciga ah ee dareeraha...
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa qarax galaabta ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Axad: NOVEMBER 13, 2022 Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax galaabta ka dhacay magaalada Istanbul ee...
Dhaleecayn ka dhex qaraxday xisbiga Jamhuuriga markii xisbiga Dimuqraadigu uu sii xajistay awooda iyo aqlabiyada aqalka Senet-ka
Axad: NOVEMBER 13, 2022 Dhaleecayn ayaa ka dhex qaraxday xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka ka dib markii xisbiga Dimuqraadigu...
Xisbiga Dimuqraadiga oo difaacday aqlabiyadda Aqalka Sare ee Senate-ka
Axad: NOVEMBER 13, 2022 — Xisbiga Madaxweynaha Mareykanka ee Dimuqraadiga ayaa sii haysan doona maamulka Aqalka Sare ee...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Istanbul
Axad: NOVEMBER 13, 2022 Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Axaddii cambaareeyay “Weerarka uu ku sheegay mid waxashnimo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo Dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka oo xarigga ka jaray
Axad: NOVEMBER 13, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha cusub...
Tirada muhaajiriinta sida sharci darrada ah ku galeysa Mareykanka oo korodhay
Axad: NOVEMBER 13, 2022 Sarkaalka Mareykanka u qaabilsan ilaalinta amniga xuduudaha ayaa sheegay in laga codsaday in uu...
Dabaaldegyo ka dhashay magaalo ay dib ula wareegeen ciidamada Ukraine oo wali ka socda dalkaas
Axad: NOVEMBER 13, 2022 idamada Ukraine ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kherson kadib markii ciidamada Ruushka...
Dagaal u dhexeeya fallaagada M23 iyo ciidamada dowladda oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo
Axad: NOVEMBER 13, 2022 Shacabka ku nool waqooyiga gobolka Kivu ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa sheegay...
Talyaaniga oo ogolaaday inuu aqbalo in saddex doonyood oo tahriibeyaal ka tagay Liibiya badda ka soo badbaadiyey
Axad: NOVEMBER 13, 2022 Talyaaniga ayaa ogolaaday inuu aqbalo in saddex doonyood oo tahriibeyaal ka tagay Liibiya badda...