Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Madaxda Jasiiradda Cyprus oo Kulmay.
Muqdisho | QOL | Nofeembar 16, 2018 –Kulanka Gudoomiyaha Shacabka Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan iyo xubno katirsan Golaha Shacabka...
Jubbaland Oo Digniin U Dirtay Dadka Baraha Bulshada Ku Faafiya Wararka
Muqdisho | QOL | Nofeembar 16, 2018 –Taliyaha Ciidanka Booliiska Jubbaland Qaybta Jubbada Hoose gaashanle Sarre Maxamed Naasir Guuleed...
Gaari siday walxaha qarxa oo lagu qabtay Cabudwaaq
Muqdisho | QOL | Nofeembar 16, 2018 –Wararka naga soo gaaraya magaalada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo La Kulmay Dhiggiisa Kenya
Muqdisho | QOL | Nofeembar 16, 2018 –Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa...
Amar markale lagu soo rogay Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed
Muqdisho | QOL | Nofeembar 16, 2018 –Sii-hayaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda maamulka Koonfur Galbeed Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna...
Jabuuti oo qorsheynaysa in Eritrea ay ka dacweyso Maxkamada ICJ
Muqdisho | QOL | Nofeembar 16, 2018 –Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti ee Qaramada Midoobey ayaa...
Soomaali lagu eedeeyay fal kufsi ah dalka Talyaaniga
Muqdisho | QOL | Nofeembar 16, 2018 –Ciidanka Jasiiradda Ortona ee dalka Talyaaniga ayaa xaqiijiyay Nin 20-jir ah oo...
Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday
Muqdisho | QOL | Nofeembar 16, 2018 –Wararka naga oo gaaraya degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Ammaanka...
Mareykanka oo Cunaqabateyn Saaray 17 qof oo Sacuudiga u dhashay
Muqdisho | QOL | Nofeembar 15, 2018 –Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay cunaqabateyn saartay 17 qof oo...
Doorashadda Koonfur Galbeed oo dib loo dhigay
Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dib loo dhigay doorashadda maamulka Koonfur...