Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Maanta Daah-Furay Dood Wadaag Muhiim Ah
Muqdisho | QOL | Nofeembar 18, 2018 –Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta daah-furay...
Xasan Sheekh Oo Bilaabaya Safaro Uu Ku Tagayo Gobolada Dalka
Muqdisho | QOL | Nofeembar 17, 2018 –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ahna Xildhibaan ka tirsan...
Guddoomiye Mahad Cawad Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Dalka Suudaan
Muqdisho | QOL | Nofeembar 18, 2018 –Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa...
Booliska Kenya oo soo qabtay Tahriibayaal Soomaali ah
Muqdisho | QOL | Nofeembar 18, 2018 –Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in ay badbaadiyeen tahriibayaal doonayey in ay...
Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay kaalinta ay ku laheyd cunaqabateynta Ereteria laga qaaday
Muqdisho | QOL | Nofeembar 18, 2018 –Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa isku raacay dhawaan in cunaqabateynta laga...
Wasiirka Gaashandhiga Soomaalia Oo Nooqday Wasiir Waxtarkiisu Ay Shacabka Mahadiyaan
Muqdisho | QOL | Nofeembar 17, 2018 –Wasiirka Wasarada Gaashandhiga Soomaalia Mudane Xasan Cali Mohamed (Amardambe) Oo Ah Wasiir...
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
Muqdisho | QOL | Nofeembar 17, 2018 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga...
Sawiro:-Maxaa looga hadlay kullanka Golaha Shacabka ?
Muqdisho | QOL | Nofeembar 17, 2018 –Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay...
Sawiro:-Maamulka Gobalka Banadir Oo Mashruuca Isxilqaan Maanta Ku Tagay Xarunta Madxafka Qaranka
Muqdisho | QOL | Nofeembar 17, 2018 –Gudoomiyaha Gobalka Banadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan En-Yariisoow , Qaar Kamidah Shaqaalaha Maamulka...
Guddiga Doorashada KGS Oo La Dhameystiray & Xildhibaanada Oo Ansixiyay
Muqdisho | QOL | Nofeembar 17, 2018 –Kullan ay Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka Maamulka Koonfur Galbeed...