Ra’iisul Wasaare Khayre oo Qaabilay Maamulaha Guud ee Guddiga Badbaadada Caalamiga
Muqdisho | QOL | Nofeembar 15, 2018 – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa...
Kulanka Golaha wasiirrada oo looga Hadaly Tirakoobka Shaqaalaha Iyo Qorshaha Dayn Cafinta
Muqdisho | QOL | November 15, 2018 – Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho...
Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiiradda Jubbaland?
Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha...
Xildhibaan Fiqi “Weerarkii Hotel Saxafi wuxuu ahaa shirqool nagula dili rabay”
Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dowladda dhexe...
Dowladda oo u mahadcelisay dadaalladii Safiirkii Turkiga ee xilkiiso dhammaaday
Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ku qaabilay...
Hay’adda Culimada Oo Bayaan Ka Soo Saartay Khilaafka DFS & Dowlad Goboleedyada
Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Kadib kulamo isdaba-joog ah oo ay Magalada Muqdisho ku yeesheen Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa...
Xilli-Kordhin Lagu Sameeyey Cunaqabataynta QM Ee Hubka Iyo Dhuxusha Somalia
Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM waxay u codeeyeen in muddo hal sano...
Tartan Orod ah oo lagu xusayo Maalinta Macaanka oo Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho | QOL | November 14, 2018 – Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta ku qabatay...
Golaha Shacabka oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka
Muqdisho | QOL | November 14, 2018 – Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka...
Wasiirka Waxbarashada & Hay’adda DFID Oo Heshiis Kala Saxiixday
Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre iyo madaxa hay’adda DFID ee Soomaaliya...