Caro iyo cambaarayn culus oo ka dhalatay horyaal cusub oo ay ku midoobeen kooxaha ugu waaweyn Yurub
April 19-2021 Waxaa jira cadho iyo cambaarayn ka timid taageerayaasha kubadda cagta, ciyaartoydii hore iyo siyaasiyiin taas oo...
Dagaal beeleedyo ka bilaawday Itoobiya una dhaxeya Amxaarad iyo Oromada
April 19-2021 Wasaaradda Gaashaandhigga ee Itoobiya ayaa xayiraad ah iney shacabku hub qaadan Karin ku soo rogtay gobollada...
Saraakiil ka tirsan Booliska Pakistan oo la siidaayay
Muqdisho, April 19 2021–Kow iyo toban sarkaal oo boolis Pakistani ah, oo ay qabsadeen taageerayaasha koox Islaamiyiin ah...
Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyay Maxaabiis
Muqdisho, April 19 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna...
AMISOM oo sheegtay in howlgal ku qabteen Xubno ka tirsan Al-Shabaab
Muqdisho, April 19 2021–Taliska Ciidamada AMISOM ee ka howlgalla Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen Gobolka...
Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb
Muqdisho, April 19 2021–Shir looga hadlayay amniga Caasimada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta u furmay Saraakiisha Ciidamada...
Odayaasha beesha Sheekhaal oo raali-gallin iyo xaal-siin ugu tegay Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Daawo Muqalkan
April 19-2021 Odayaasha dhaqanka beesha reer Awqudub ee Sheekhaal ayaa raali-gallin iyo xaal-siin ugu tegay Madaxweynihii hore Soomaaliya...
Dowladda Ruushka oo ku dhawaaqay in ay dalkeeda ka ceyrinayso 20 diblomaasiyiin ka socda dalka Jamhuuriyadda Czech.
April 19-2021 Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqay in ay dalkeeda ka ceyrinayso 20 diblomaasiyiin ka socda dalka Jamhuuriyadda...
Odayaasha dhaqanka Gobolka Sool oo ku guulaystay in la joojiyo dagaal beeleed hubaysan, oo maalmo ka hor ka dhacay degaanka Dhabar-dalool
April 19-2021 Odayaasha dhaqanka Gobolka Sool, ayaa ku guulaystay in la joojiyo dagaal beeleed hubaysan, oo maalmo ka...
Dalka Suuriya oo bisha May ka dhacayso doorasho madaxtinnimo.
April 19-2021 Suuriya ayaa 26-ka bisha May qaban doonto doorasho madaxtinnimo, sida uu shaaciyay baarlamaanka waddankaas. Madaxweynaha talada...