Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Qarax uu ku dhintay Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadde degmada Dayniile oo goor dhawayd ka dhacay Muqdisho

April 20-2021  Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd uu ka dhacay Qarax aad u...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay, in aysan waxba ka beddeli doonin go’aankii mudda kordhinta hay’adaha dowladda

April 20-2021 Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay, in aysan waxba ka beddeli doonin go’aankii mudda kordhinta hay’adaha dowladda, kaas...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Qaadashada talaalka COVID -19 oo ka socota magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo ka mid ah gobolada dalka.

April 20-2021 Qaadashada talaalka COVID -19 ayaa ka socota magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo ka mid ah...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Guddiga Xeerbeegta oo go’aanka ka gaari doonta xukunka George Floyd oo bilabay dhagaysiga Dacwada

April 20-2021 Guddiga Xeerbeegta ee go’aanka ka gaari doonta xukunka maxkamadeynta sarkaalkii hore ee booliska Derek Chauvin oo...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Facebook oo sameysan sida adeeg la mid ah Clubhouse

April 20-2021 Shirkadda Facebook ayaa ku dhawaaqday in bilaha soo socda ay soo saarayso adeegyo maqal ah oo...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Roobii Guga oo xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho saamayna ku yeeshay Barakacayaasha iyo Wadooyinka Muqdisho.

. April 20-2021 Roobka Guga ayaa xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho, iyadoona saameyn uu ku yeeshay dadka barakacayaasha...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Walter Mondale oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii Mareykanka xilligii Jimmy Carter oo xalay ku geeriyooday magaalada Minneapolis.

April 20-2021 Walter Mondale oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii Mareykanka xilligii Jimmy Carter ayaa xalay ku geeriyooday magaalada...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Safarkii Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday oo qaatay 24 saac halka ay Villa Somaliya sheegtay 48 saac habeen hore.

. April 20-2021 Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay soo gabagabeeyay socdaalkiisii dalka Congo, isagoo saaka...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Raisal wasaare Rooble oo odayaasha beesha Habar Gidir kala hadlay Xaalada Jeneral Saadaq Joon

April 20-2021 Wararka ka imaanaya Xafiska Raisal Wasaarasaha aya sheegaya in Kulan uu la yeeshay  Rooble odayaasha beesha...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Tababare Jose Mourinho oo laga ceyriyay Tottenham kadib markii uu la wareegay bishii November 2019-kii

April 19-2021 Mourinho oo u dhashay dalka Portugal ayaa kooxda hadda laga cayriyay ee Tottenham kala wareegay Mauricio...
QOL ContributorApr 19, 2021Apr 19, 2021
Read More
14701471147214731474