Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Farmaajo oo xalay saq dhexe gaaray magaalada Kinshasa ee dalka Koongo
April 19-2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Kinshasa eedalka Koongo ayaa sheegaya in xalay waqti danbe uu gaaray...
Dowlada Somaliya oo Xaafado ka mid ah Muqdisho gacanteda ka baxday sida, Kaaraan Cabdicasiis iyo shirkole
April 19-2021 Magaalada Muqdisho oo maalmihii u danbeeyay xaalad cakirnaan siyaasadeed ah gashay ayaa waxay sababtay in qeybo...
Ciidamo Boolis ah oo ka socda dalka Nigeria oo soo gaaray magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya
April 19-2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in ay halkaas soo gaareen Ciidamo Boolis ah oo...
Shil gaari oo ka dhacay caawa deegaanka Ceeljaale ee duleedka Baladweyne
April 19-2021 Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in...
Puntland iyo Galmudug oo ku heshiiyay Dagaalada ka dhanka ah Al-Shabaab, kadib Markii Bacadwayn qabsadeen Al-shabaab
April 19-2021 Maamulada dariska ah ee Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta ku heshiiyay in ay iska kaashadaan dagaalada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Turkiga u qaabilsan Arrimaha Soomalaiya
April 19-2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley...
Alshabaab oo la wareegay deegaanka Badacweyne ee Gobolka Mudug, Sawiro
April 19-2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Alshabaab ay la Wareegeen deganka Badacweyne ee Gobolka...
Taliyihii hore ee Hay’adda NISA Jen. C/raxmaan Tuuryare oo caawa ka badbaaday isku day Dil
. April 19-2021 Wararka ka imaanaya caawa Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalada ay tahay caawa mid ka...
Booliiska Soomaaliya oo sheegay inay garoonka diyaaradaha ku qabteen lacag dollar ah oo waddanka la soo gelinayey.
April 19-2021 Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku qabteen lacag dollar ah oo waddanka...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo kormeer shaqo ku tagay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle
April 18, 2021 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta ...