Dilalkii al-shabaab Bisha Ramadaan ka geysan jireen magaalada Muqdisho oo aad u yaraaday
April 23-2021 Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii la soo dhaafay laga dareemayay Deganaashi dhinaca dilalka al-shabaab ay ka geysan...
Maxkamadda ciidamada Puntland oo dil togasho ah ku xukuntay Tiro Al-shabaab ah oo Dilal ka gestay Galkacyo
April 23-2021 Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo dhinaca Puntland ayaa sheegaya in halkaas lagu Xukumay Rag ka tirsan...
Wax ka baro Lix hoggaamiye Afrikaan ah oo xilka ka dhaxlay aabbeyaashood oo mudo Xilka hayay
April 23-2021 Ma aha wax cusub in la dhaxlo xukunka amaba xil siyaasadeed iyadoo ay taasi ku dhaqmaan...
Jaamacadda Carabta oo ka dhawaajisay inay walaac xoog leh ka qabto Xaaladda Somali
April 23-2021 Jaamacadda Carabta ayaa ka dhawaajisay inay walaac xoog leh ka qabto Xaaladda Soomaaliya iyo khilaafka ka...
Golaha Amniga iyo Nabadda Midowha Afrika oo AMISOM amray in ay ka hor tagaan dagaal ka dhaca magaalada Muqdisho
April 23-2021 War murtiyeedka Golaha Amniga iyo Nabadda Midowha Afrika ayaa looga codsaday AMISOM inay la socoto dhaq...
Cabdiraxmaan Caynte “Kalitaliye Mohamed Abdullahi Farmaajo muddo toddobaad gudihiis ah wuxuu ku dhacay bohoshii ugu weyneyd
April 23-2021 Wasiirkii hore ee qorsheynta Soomaaliya Cabdiraxmaan Caynte ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu toddobaadkan ku dhacay...
Dowladda Jabuuti oo iska fogaysay eedayntii shalay ka timid Dubbe
April 23-2021 Saacado kadib markii Dowlada Waqtigeeda dhamaaday ay eedayn kala dul dhacday Dowladda Jabuuti ayaa waxaa arinraas...
Madaxda Africa iyo Caalamka oo ku sii qulqulaya Dalka Chad si ay uga qeyb galaan aaska Madaxweynihii hore Dalkaasi
April 23-2021 Wararka ka imaanaya Dalka Chad ayaa sheegaya Hogaamiyaasha Africa iyo kuwa Caalamka ay kusii qulqulaya...
Roobab mahiiggaan ah oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay inta badan degaannada Gobolka Nugaal
April 23-2021 Roobab mahiiggaan ah, ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay inta badan degaannada Gobolka Nugaal, oo...
Taliyaha AFRICOM oo u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka in Halis ka Badan al-shabaab ay keentay Dowlada Somaliya.
April 23-2021 Taliyaha Milatariga Mareykanka ee taliska AFRICOM General Steph Townsend ayaa u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka in...