Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha degmada Beledweyne oo digiin Culus u diray Hay’adaha Samafalka ka howlgallo Gudaha Magaaladaasi

Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Maamulka degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan Cismaan Dhicisow Dhuubow...
QOL ContributorApr 24, 2021Apr 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo Gaashaanka u daruuray in uu Xiriir siyaasadeed la leeyahay dowladda Imaaraadka Carabta

April 24-2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo wareysi siinayey TV-ga Dalsan ayaa jawaab ka bixiyay...
QOL ContributorApr 24, 2021Apr 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Caddaymo muujinaya in aadamuhu bisadaha coronavirus qaadsiiyo oo la ogaaday

April 24-2021 Saynisyahanno u dhashay Scotland ayaa aqoonsaday laba xaaladood oo loo malaynayo in aadamuhu u gudbiyay Covid-19...
QOL ContributorApr 24, 2021Apr 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Isbitaalada dalka Hindiya oo la daala dhacaya dawaynta bukaanada uu soo rito fayraska Covid-19-

. April 24-2021 Isbitaalada dalka Hindiya ayaa la daala dhacaya dawaynta bukaanada uu soo rito fayraska Corona, ayadoo...
QOL ContributorApr 24, 2021Apr 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Gobol ka mid ah Canada oo Muslimiinta ka guurayaan kadib markii la diiday in gabdhaha xijaaban ay dhigaan iskuullada.

April 24-2021 Jaaliyadda Muslimiinta Canada ee ku nool gobolka Quebec ayaa mar kale racfaan ka qaadatay go’aan ay...
QOL ContributorApr 24, 2021Apr 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Australia Gobol ka mid ah oo Sameystay Talaalka Xanuunka Covid-19 oo ku baxay dhaqaale aad u badan.

April 24-2021 Wararka ka imaanaya dalka Australia ayaa sheegaya in Gobol ka mid ah Dalkaasi uu Sameystay Talaalka...
QOL ContributorApr 24, 2021Apr 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Booliiska Faransiiska oo baraya weerar argagixiso kaddib markii gabar booliis ah toorey lagu diley

April 24-2021 Booliiska Faransiiska ayaa baaritaan ku wada shil ay ku sheegeen weerar argagixiso kaddib markii gabar booliis...
QOL ContributorApr 24, 2021Apr 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Tijaabada tallaalka cusub ee duumada oo natiijadiisa horudhaca ah ay 77% muujineysaa waxtar uu carruurta u leeyahay

April 24-2021 Tijaabada tallaalka cusub ee duumada ayaa natiijadiisa horudhaca ah ay 77% muujineysaa waxtar uu carruurta u...
QOL ContributorApr 24, 2021Apr 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Maxkamadda ciidamada Qalabka oo 100 maalin kadib bilaawday dhagaysida dacwada Dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan

April 24-2021 Waxaa saakay magaalada Muqdisho ka bilawday dhagaysiga Dacwada dilkii guddoomiyihii degmada Hodan, Waxayna Maxkamadda ciidamada Qalabka...
QOL ContributorApr 24, 2021Apr 24, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Shekh Shariif “ Midowga Afrika, Q.midoobay, EU, jaamacada carabta, USA Haduusan yeelin Warkooda farmaajo waxa uu Rabo waala yaqaanaa

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay go’aankii golaha amniga ee Q.M, kan golaha amniga...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
14581459146014611462