Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Laamaha Amniga Gobolka Bari, oo hawlgal ku qabtay koox rag ah oo hub iyo rasaas badan watay

.April 22, 2021  Laamaha kala duwan ee Amniga Gobolka Bari, ayaa xalay hawlgal qorshaysan ku qabtay koox rag...
QOL ContributorApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Siyaasiyiinta Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Mahad Salaad, Cabdiraxmaan Odowaa iyo Wasiir Fiqi oo ka hadlay dhacdadii Garoonka diyaaradaha

April 22, 2021  Siyaasiyiinta Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Mahad Salaad, Cabdiraxmaan Odowaa iyo Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug, Axmed Macalin...
QOL ContributorApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Maxamed Xuseen Rooble “ Wixii ka dhacay Garoonka lama aqbali Karo waa in baaritaan Deg deg ah la Sameeyaa..

April 22, 2021 Saacado kadib Markii Garoonka Muqdisho ay Xadgudub ka sameeyeen Ciidamo ka Tirsan NISA ayaa waxaa...
QOL ContributorApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Sii-hayaha Wasiirka Warfaafinta Dubbe oo eedayn kala dul dhacay Dalalka Jabuuti iyo Kenya..

April 22-2021 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goordhoweyd soo saartay digniin culus oo ku socota dalalka Jabuui iyo Kenya...
QOL ContributorApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Degmada Xamar Jajab oo loo magacaabay guddoomiye

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Finish ayaa Mucaawiye Axmed Muudey, u magacaabay...
Bashiir BarreApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Deni oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 oo uu ku magacaabay Guddoomiyaha...
Bashiir BarreApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Koox hubeysan oo qabsatay deegaano ka mid ah Itoobiya

Koox hubeysan ayaa la wareegtay gacan ku haynta degmo ku taalla waqooyiga bari ee dalka Ethiopia, ayaga oo...
Bashiir BarreApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Puntland oo gacanta ku dhigtay Hub iyo dadkii watay

Howlgal ay si wada jir ah u fuliyeen ciidamada Booliska Gobalka Bari ka howlgala ayaa waxay ku guleesteen...
Bashiir BarreApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Shaqaaqo ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde

Shaqaaqada oo dhalisay gacan-ka-hadal  ayaa waxaa ay dhex-martay Ciidamo ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliya iyo Shaqaalaha Hay’adda Socdaalka, kuwaas...
Bashiir BarreApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dhaqtar Caan ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa Barqanimadii maanta waxaa ay Xaafada Albaraka ee degmada Hodan ku dileen Dr Xasan Cismaan Ciise...
Bashiir BarreApr 22, 2021Apr 22, 2021
Read More
14621463146414651466