Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Dilalkii al-shabaab Bisha Ramadaan ka geysan jireen magaalada Muqdisho oo aad u yaraaday

April 23-2021  Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii la soo dhaafay laga dareemayay Deganaashi dhinaca dilalka al-shabaab ay ka geysan...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Maxkamadda ciidamada Puntland oo dil togasho ah ku xukuntay Tiro Al-shabaab ah oo Dilal ka gestay Galkacyo

April 23-2021  Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo dhinaca Puntland ayaa sheegaya in halkaas lagu Xukumay Rag ka tirsan...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wax ka baro Lix hoggaamiye Afrikaan ah oo xilka ka dhaxlay aabbeyaashood oo mudo Xilka hayay

April 23-2021  Ma aha wax cusub in la dhaxlo xukunka amaba xil siyaasadeed iyadoo ay taasi ku dhaqmaan...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Jaamacadda Carabta oo ka dhawaajisay inay walaac xoog leh ka qabto Xaaladda Somali

April 23-2021  Jaamacadda Carabta ayaa ka dhawaajisay inay walaac xoog leh ka qabto Xaaladda Soomaaliya iyo khilaafka ka...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Golaha Amniga iyo Nabadda Midowha Afrika oo AMISOM amray in ay ka hor tagaan dagaal ka dhaca magaalada Muqdisho

April 23-2021 War murtiyeedka Golaha Amniga iyo Nabadda Midowha Afrika ayaa looga codsaday AMISOM inay la socoto dhaq...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Cabdiraxmaan Caynte “Kalitaliye Mohamed Abdullahi Farmaajo muddo toddobaad gudihiis ah wuxuu ku dhacay bohoshii ugu weyneyd

April 23-2021  Wasiirkii hore ee qorsheynta Soomaaliya Cabdiraxmaan Caynte ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu toddobaadkan ku dhacay...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Jabuuti oo iska fogaysay eedayntii shalay ka timid Dubbe

April 23-2021 Saacado kadib markii Dowlada Waqtigeeda dhamaaday ay eedayn kala dul dhacday Dowladda Jabuuti ayaa waxaa arinraas...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxda Africa iyo Caalamka oo ku sii qulqulaya Dalka Chad si ay uga qeyb galaan aaska Madaxweynihii hore Dalkaasi

  April 23-2021 Wararka ka imaanaya Dalka Chad  ayaa sheegaya Hogaamiyaasha Africa iyo kuwa Caalamka ay  kusii qulqulaya...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Roobab mahiiggaan ah oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay inta badan degaannada Gobolka Nugaal

April 23-2021 Roobab mahiiggaan ah, ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay inta badan degaannada Gobolka Nugaal, oo...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Taliyaha AFRICOM oo u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka in Halis ka Badan al-shabaab ay keentay Dowlada Somaliya.

April 23-2021 Taliyaha Milatariga Mareykanka ee taliska AFRICOM General Steph Townsend ayaa u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka in...
QOL ContributorApr 23, 2021Apr 23, 2021
Read More
14601461146214631464