Ciidamada Dowlada oo soo bandhigay maxaabii ay ku qabteen Dagaalkii ka dhacay guriceel shalay.
Axad: October 24, 2021 Ciidamada Dowlada ayaa soobandhigay Sawirada tiro maxaabiis ah oo ay sheegeen in ay ku...
Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Kenya.
Axad: October 24, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda...
Qaraxa ka dhacay banaanka maqaayad caan ah oo ku taalla Kampala.
Axad: October 24, 2021 Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay qarax xalay ka dhacay magaalada Kampala ee...
Dagaal mar kale saakay ka bilaawday magaalada Guriceel ee Galgaduud
Axad: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Guriceel ee xarunta ganacsiga Galmudug ayaa sheegaya in Dagaal...
James Swan oo hal arrin ku amaanay Madaxweynaha Hirshabelle
Sabti: October 23, 202 Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Wakiilka...
Ahlusunna oo wadada u gashay Gurmad ka yimid B/weyne iyo Taliyihii Ciidanka gurmadka y.
Sabti: October 23, 202 Wararka ka imaanaya magaalada matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan...
Wasiirka Maaliyadda oo daahfuray shirka Wada-tashiga miisaaniyadda 2022
Sabti: October 23, 202 Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta daah-furay Shirka...
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
Sabti: October 23, 202 Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed ) iyo...
Cayaartooyda Degmada C/casiis oo u gudbay wareegga Afar dhamaadka tartanka Kubadda gacanta
Sabti: October 23, 202 Cayaartooyda Degmada Cabdicasiis ayaa u soo baxday afar- dhammaadka Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo...
Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta Hirshabeelle
Sabti: October 23, 202 Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyaan Agaasimaha Xalka Waara...