Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay Qarixii ka dhacay Magaalada Kampala
Axadi: October 24, 2021 Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa qaraxii habeenkii xalay ahaa ka dhacay caasimadda dalkaasi...
Madaxweynihiii hore Xasan shekh oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Guriceel
Axadi: October 24, 2021 Madaxweynihii Hore Somaliya Xasan sheikh maxamuud ayaa soo saaray baaq ku aadan Colaada ka...
Maleeshiyadka Ahlusunna o iskaga baxay Duleedka Guriceel kadib 2 saac la siiyay in dhaawacooda ku qaataan.
Axadi: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in xabad joojin lagu dhawaaqay si dhaawacyada...
Madaafiic ku dhacday Isbitaalka Istarliin ee degmadda Guriceel iyo Qasaare ka dhashay
Axadi: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in Madaafiic ay ku dhacday Isbitaalka Istarliin...
Taliyihii Garoonka Dhuusamareeb ee Ciidanka Nabadsugida oo saakay ku dhintay Guriceel.
Axadi: October 24, 2021 Dagaal kooban ayaa saakay mar kale Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa Maamulka Galmudug iyo Ciidanka...
Dibad baxyo is ka soo horjeeda oo ka socda dalka Hangari.
Axadi: October 24, 2021 Kumanaan ka mid ah taageerayaasha mucaaradka ee Hungary ayaa abaabulay mudaaharaad ballaaran oo ka...
Wafdi ka socda Golaha amaanka QM oo gaaray dalka Mali.
Axad: October 24, 2021 Wafdigaan ayaa maanta waxa ay magaalada Bomako ee caasimadda Mali kulan la yeelan doona...
Maamulka magaalada Guriceel ee Galmudug oo mar kale sheegay goor dhawayd in ay gacanta ku hayaan magaalada
Axad: October 24, 2021 Maamulka magaalada Guriceel ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa si adag kaga hadlay dagaalka ka...
Boqolaal ka tirsan Ciidamada Haramcad iyo Gor gor oo saakay mar kale loo qaaday magaalada dhuusamareeb
Axad: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay mar kale Boqolaal ka...
Muqdisho oo saakay la soo gaarsiiyay saraakiil iyo ciidamo ku dhaawacmay dagaalka Guriceel ee shalay
Axad: October 24, 2021 Magaalada Muqdisho waxaa la soo gaarsiiyay saraakiil iyo ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya oo kusoo...