Senator Mashruuc “Xabbadda Guriceel ka socota waxa kaliya ay dabaal deg u tahay kooxaha argagaxisada
Axad: October 24, 2021 Senator Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) oo ka tirsan golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya...
Wasiiru Dowlaha Cusub Wasaaradda Howlaha Guud Bashiir Goobe oo la dhaariyay.
Axad: October 24, 2021 Waxaa la dhaariyay Wasiiru Dowlaha Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Dagaal kulul oo mar kale galabta gabaldhicii ka dhacay Duleedka magaalada Guriceel..
Axad: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in galabta gabaldhicii uu mar kale dagaal...
RW Rooble oo UNHCR kala hadlay u gurmashada dadka abaartu saameeysay
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah...
Bandow lagu soo rogayo degmooyin ka tirsan Puntland
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Xuseen Cali Maxamuud ayaa ugu baaqay ciidamada Booliska ee...
Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay qarixii ka dhacay Magaalada Kampala
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa qaraxii habeenkii xalay ahaa ka dhacay caasimadda dalkaasi...
Dagaal markale dib ugu qarxay degmada Guriceel
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Dagaalka oo aad u culus una dhaxeeya Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac...
Khasaaraha ka dhashay dagaalka Guriceel oo kordhay
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaalka Degmada Guriceel...
Rooble oo ergayga UNHCR u qaabilsan Geeska kala hadlay u gurmashada dadka abaartu saameeysay
Axadi: October 24, 2021 . Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka...
Hey’adda Hormuud Salaam Foundation oo gargaar gaarsiisay dadka abaaruhu saameeyeen
Axadi: October 24, 2021 Ayada oo degaanada jublanad ay ku dhufteen Abaaro Sameeyey Dadka iyo duunyada isla markaana...