Xisbiyada Itoobiya oo taageeray is-afgaradka lala galay Somaliland
ADDIS-ABABA — Ethiopia ayaa mar kale ku celisay inay taageersan yihiin heshiiskii is-afgaradka dhinaca badda ee ay la galeen...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xaaladda gobolka kala hadlay Ergeyga midowga Yurub
Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga...
Abshir Bukhaari: Itoobiya maaha walaalaheen waa codow soo jireen ah
Muqdisho – Wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Abshir Maxamed Axmed (Abshir Bukhaari) oo maanta ka qayb-galay dibadbaxii ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xogheyaha Guud ee QM Kala Hadlay Damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya
Mogadishu – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António...
Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland oo maanta la wareegay xafiiskiisa
Garoowe – Madaxwaynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Madaxwayne ku xigeenkii...
Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo saartay xeer lagu dhiirigalinayo dhammaan Shaqaalaha
Mogadishu – Warqoraal ah oo ka soo baxay xafiiska re’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu yirii xukuumada federaalka Soomaaliya...
Banaanbax ka dhan ah is-afgaradkii Somaliland iyo Itoobiya oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO — Bannaabax ay soo qaban-qaabiyeen mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagaga soo horjeeday...
Faahfaahin ka soo baxaysa Helikobtar u gacan gashay Al Shabaab oo ay ajnabi la socdeen.
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dayaarad ay Qaramada Midoobay leedahay oo ka soo duushay...
Xildhibaano warbaahinta kala hadlay mooshinka heshiisyadii Itoobiya iyo Imaaraadka
Muqdisho – Qaar kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa war cusub...
Ra’iisul wasaare Xamse oo u hambalyeeyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee Kuwait
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khadka teleefonka kula hadlay Ra’iisul...