Dowladda Itoobiya oo lagu eedeeyay xasuuq wadareed ka dhan ah Qowmiyadaha daga dalkaas
XIGASHO ADDIS STANDARD Isticmaalka aan loo meel dayin ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (UAVs) ee Itoobiya, gaar ahaan...
Duqa Muqdisho oo hey’adaha Amniga Gobolka Banaadir kala hadlay dhibkii loo geystay ciyaaryahanada KGS
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay saraakiisha laamaha...
Labo askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka oo lagu la’yahay xeebaha Soomaaliya
Taliska Dhexe ee ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in laba askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykan ah lagu...
Madaxweyne Xasan: Haddii Itoobiya ay hal tallaabo qaado, afar ayaan qaadaynaa
MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad uu salaadii Jimcaha ka jeediyey masaajidka Madaxtooyada waxa...
Warbixinta Toddobaadlaha ee JFS ay ka soo saartay dhacdooyinkii dhacay toddobaadkan
Muqdisho – Dowladda Soomaaliya ayaa soo saarta warbixin toddobaadle ah oo ay uga hadasho dhacdooyinkii dhacay muddada toddobaadka...
Madaxweyne Geelle oo ku baaqay shir looga hadlo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
DJibouti — Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha xilligan ee Urur Goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in...
Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan” Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya heshiisna lama gali karo dal sida Ethiopia “
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in...
Ilaalo ka tirsan QM oo lagu dilay weerar hoobiye oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO — Xafiiska Qaramada Midoobe ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey weerar hoobiye oo lagu soo qaaday xalay,...
Cabsida Mareykanka ee ah in dagaalka Gaza uu ku fido Bariga Dhexe
LONDON — Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneynaa dadaallada uu Mareykanku ku doonayo in looga hortago in...
Dowladda Shiinaha oo taageertay DFS kana hortimid damaca Itoobiya ee Badda Cas
Muqdisho – Dowladda Shiinaha oo markii ugu horreysay ka hadashay damaca dowladda Itoobiya ee Badda Cas, ayaa waxa...