Diyaarad u kiraysnayd QM iyo shaqaale la socday oo u gacan galay Al-Shabaab
MUQDISHO — Wararka ka imanaya gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarad helikobar ah oo u kiraysnayd Qaramada...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga “Waan garab taaganahay ilaalinta madaxbabaanida Soomaaliya ee dhanka badda”
Turkey – Gudoomiyaha Baarlamaanka Turkiga Nicmaan Kurtulmuş oo ka hadlay xiisadda badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sheegay...
Dagaal Ka Dhacay Duleedka Laascaanood oo sababay dhimasho ilaa 8 qof
Laascaanood – Dagaal xooggan oo saakay ka dhacay duleedka bari ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sababay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray taliska guud ee Ciidanka XDS
Mogadishu – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay, taliska ciidanka Xoogga...
Ciidanka Amaanka oo fashiliyey qarax khawaarijtu rabtay in ka fuliso Suuqa Xamarweyne
Mogadishu – Ciidanka amaanka ayaa Fashiliyey dhagar khawaarijtu rabeen in ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed ka dib markii Khawaarijtu...
Somaliland oo xabsiga ka sii daysay qaar ka mid ah suxufiyiinta MMTV
Telefishanka MMTV ayaa baratiisa bulshada ku sheegay in xabsiga laga sii daayey laba ka mid ah ahaa saddex...
President Mohamud says Eritrea Supports Somalia’s Sovereignty
Mogadishu – President of Federal Republic of Somali Hassan Sheikh Mohamud has stated that Eritrea has always supported...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo la kulmay safiirka Maraykanka ee dalkaas
Nairobi – Safiirka dowladda FS u fadhiya dalka Kenya danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan la qaatay danjiraha...
Madaxweyne Xasan oo kusoo laabtay Muqdisho kadib safirkii Eritrea
MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo laabtay magaalada Muqdisho kadib safar laba maalmood ah oo uu...
Madaxweynaha JFS oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Masar
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Casuumad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka...