Qomiyadda Amxaarada oo ka hor timid damaca qalafsan ee Abiy Axmed
Muqdisho — Shacabka Amxaarada dalka Itoobiya ayaa ka hor yimid damaca qalafsan ee Abiya Axmed ee ku wajahan...
Midowga Afrika oo Ergey u Magacaabay Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
Ururka Midowga Afrika oo ka duulaya dajinta xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa qaaday tallaabadii...
Shir muhiim oo ay yeesheen taliyeyaasha Ciidamadda ayaa looga hadlay amniga guud ee dalka
Muqdisho — Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin, Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya S/guuto Sulub Axmed...
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo akhrinta 1-aad mariyay hindise sharciyeedyo muhiim ah
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Marwo. Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magaalada Qaahira kula kulmay Imaamka Al-Azhar ee Sheekh Axmed El-Tayeb
Qaahira — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada...
Intee la eg tahay awoodda Soomaaliya ee maamulka hawadeeda?
Muqdisho – Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan hawadeeda ka celisay ilaa labo diyaaradood oo ay sheegtay in aysan fasax...
Redwan Hussain “Itoobiya ma noolaan karto haddii aysan helin marin biyoodkan”.
Addis Ababa – Dowladda Itoobiya oo war cusub kasoo saartay heshiiska badda ee ay la gashay Somaliland ayaa...
IGAD oo ku howlan qaboojinta xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Ethiopia
KAMPALA – Urur Goboleedka IGAD ayaa dadaal ugu jira sidii xal loogu heli lahaa colaadda Suudaan. Shirkii ay...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS: Somaliland waxay ka mid tahay Soomaliya mana geli karto heshiis Caalami ah
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac oo wareysi siiyey Idaacadda iyo Telefishinka...
Madaxweyne Xasan”Cawaaqib xumada ka dhalan karta heshiiska is-afgaradka ah waxa ay fursad siinaysa argagixisada”
KAMPALA – Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka ay yeesheen hoggaamiyaasha...