Qarax galabta ka dhacay magaalada Boosaaso
BOOSAASO — Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax uu galabta ka dhacay goob ay dadku iskugu...
Wasiirka cadaaladda oo guddoomiyey kulanka ansixinta qorshe-sannadeedka mashruuca cadaaladda iyo Asluubta
Muqdisho – Wasiirka wasaaradda caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS ayaa shir guddoomiyay kulanka ansixinta qorshe-sannadeedka mashruuca cadaaladda...
Kenya oo sheegtay inay dooneyso nabad xilli ay xiisad kala dhaxeyso dalal
NAIROBI — Kenya ayaa sheegtay in ay doonayso in ay horumariso nabadda Bariga Afrika, isla markaana aysan wax dhibaato...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka dalka Qatar oo tababbar u soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidamada Cirka ee Labada Dal
Dooxa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Amiirka Dalka Qatar ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalan jabinayeen...
Wasiir Fiqi oo kulan wada tashi ah la yeeshay Salaaddiinta, Cuqaasha iyo odeyaasha dhaqanka kasoo jeeda Waqooyiga Soomaaliya.
MUQDISHO – Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha...
Dowladaha Soomaaliya & Sucuudiga oo ka wada hadlay horumarinta Garoomada iyo Jidadka
RIYAD – Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Fardowsa Cismaan iyo wafdi ay hogaaminaysa ayaa magaalada...
Two US Navy SEALs missing off the coast of Somalia are dead, officials say
The two US Navy SEALs who went missing off the coast of Somalia on January 11 are dead, US Central Command...
Itoobiya oo jawaab bixisay kadib kulankii Xasan Sheekh iyo Al-SISI
ADDIS-ABABA — La-taliyaha Amniga Qaranka ee Itoobiya Ridwaan Xuseen ayaa shalay ku qoray bartiisa X oo horey loo oran...
Xoghayaha guud ee QM oo wada-hadal ugu baaqay Soomaaliya iyo Itoobiya
NEW YORK — Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Axaddii ku booriyay Soomaliya iyo Ethiopian inay wada...
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Qatar
DOHA — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa...