Maxay Canada u yareynaysaa tirada ardayda ajnabiga ah ee imaanaya dalkaas
OTTAWA — Canada ayaa sheegtay inay xaddidayso tirada ardayda ajnabiga ah ee dalka soo galaya labada sano ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Garoowe
GAROOWE — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlad gobolleedka...
Baarlamanka Turkey oo ansixiyey in Sweden ay ku biirto NATO
ANKARA — Baarlamanka Turkey ayaa ugu danbeyntii ansixiyey in ay Sweden ku biirto gaashaan-buurta NATO kaddib labaatan bilood oo...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo shirguddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka
Muqdisho — Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir...
Abiye Axmed oo Xasuuqay in ka badan 11,000 oo shacabka Amxaarada ah
Muqdisho — Dowladda Itoobiya ayaa xasuuqday In ka badan 11,000 oo rayid ah oo ka tirsanaa Shacabka deegaanka...
Taliska Booliska oo ka warbixiyey Qarax ka dhacay Muqdisho
Muqdisho — War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in galabta markii saacaddu ahayd 16:00...
Qoysas ku jira xero lagu barakacay oo isku tashi ku iibsaday gaari ambalaas ah
MUQDISHO – Lix boqol toddobaatan iyo siddeed qoys oo ku nool xerada Da’ iyo danyar oo ku taalla...
Baarlamaanka oo Meelmariyay Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka
MUQDISHO – Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow meel mariyey Habraaca Wax ka badalka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Isbitaalka Sheikh Zayid ee magaalada Muqdisho
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Isbitaalka...
Golaha Wakiilada Somaliland oo ka jawaabay tallaabadii madaxweynaha
HARGEYSA — Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay dib ugu celiyey golaha Guurtida Somaliland xeerarkii isku sidkayey doorashooyinka...