Maxkamadda ICJ oo laashay dalabkii Kenya & dowladda Somalia oo ka hadashay
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Ra’iisul Wasaare kuxigenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa shegay in...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas Cusub oo Coronavirus ah
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladahii ugu danbeeyay...
Ciidamo ilaalo ka ah meel aan ka fogayn agagaarka Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Rasaas ku Furay Gaari uu la socday Imaamka Mudullood iyo Wax garad kale..
Sabti: 13/2/2021 Waxaa Goor dhawayd Gaari ay la socdeen Imaamka Mudullood Imaam Maxamed Yusuf iyuoo wax garad kale...
Dowladda Britain oo shaacisay tirada dadka laga tallaalay COVID-19
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Britain waxaa la sheegayaa in ay dhowdahay inay gaarto hadafkii ay tiigsanay...
Beesha Caalamka oo ka digtay in uu baaqdo shirkii uu iclaamiyay Farmaajo
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka...
Soomaaliya oo deeq bixiyeyaasha Caalamiga kala hadashay arrimo muhiim ah
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (...
Ciidamada dowladda oo fuliyay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala...
Gudoomiyaha G.Hiiraan iyo Gudiga Fatahaada Balaweyne Oo Kormeeray Kaliga Waraabole.
Sabti: 13/2/2021 Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte Cismaan iyo Masuuliyeen ka socda maamulka degmada Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaliya...
Dowladda muddo xileedkeedu dhamaaday oo markii ugu horeysay muddo 30 sanadood ah daahfurtay diwaangelinta iyo ruqsad siinta shirkadaha dayuuradaha
Sabti: 13/2/2021 Dowladda Federalka ee Somalia ee muddo xileedkeedu dhamaaday ayaa markii ugu horeysay muddo 30 sanadood ah...
Jubbaland oo shuruud adag ku xirtay ka qeyb galka doorashada Soomaaliya
Sabti: 13/2/2021 Maamulka Jubaland ayaa sii adkeeyey shuruudda ay ku xireen doorashada Soomaaliya ee la xiriirtay gobolka Gedo,...