Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo oo tacsi u diray Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan oo ku geeriyooday magaalada Hargaysa.
Sabti: 13/2/2021 Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska,...
Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaaminta ee saakay..
Sabti: 13/2/2021 Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo...
Qareen Ingiriis ah oo loo doortay dacwad oogaha Maxkamadda ICC
Sabti: 13/2/2021 Qareen Ingiriis ah ayaa loo doortay inuu noqdo dacwad oogaha guud ee Maxkamadda Caalamiga ah ee...
Meydadka dhalinyaro si arxan darro ah loo dilay oo la soo dhigay jabadgeele .
Sabti: 13/2/2021 Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay fal toogasho ah uu ka dhacay...
Mas’uuliyiinta waxbarashada ee dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo sheegay in imtixaanka dugsiyada sare ee sannadkan loo...
Madaxweynaha Jabuuti Geelle oo dalka Fransiiska kulan kula qaatay Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron
Sabti: 13/2/2021 Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dalka Fransiiska kulan kula qaatay Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo...
WHO oo ku Talisay in Talaalka AstraZenecca loo Adeegsado Afrika
Sabti: 13/2/2021 Ururka Caafimaadka Aduunka ee marka la soo gaabiyo la yirahdo WHO ayaa sheegay in talaalaka Jaamacadda...
Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col Koofi oo ka qeybgalay Shirka Agaasimeyaasha Hey’adaha Socdaalka ee xuminta ka ah Jaamacadda Carabta, aaladda Fogaan aragga (ZOOM
Sabti: 13/2/2021 Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa ka qeybgalay...
Yemen: 2 Million oo Caruur ah oo Gaajo u Dhimanaya
Sabti: 13/2/2021 In ka badan laba milyan oo carruur ah oo u dhashay dalka Yemen ayaa qarka u...
Siyaasiyiin loo haysto lacag ay ku lunsadeen aaskii Mandela
Sabti: 13/2/2021 15 qof oo ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta isdba...