Ku dhawad 7 dhalinyaro Sooamaliyeed oo lagu diley gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika 24 kii saac ee lasoo dhaafay.
Axad February 14/2/2021 Inta la xaqiijiyey 7 dhalinyaro Sooamaliyeed ah ayaa lagu diley a gobolka Eastern Cape ee...
Gaari laga soo buuxiyay walxa Qarxa tuulada Cad-Cadeey gobolka Shabeellada Hoose ay ku qabten Ciidamada Danab
Axad February 14/2/2021 Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa gacanta ku dhigay gaari la sheegay in dagaalamayaasha Al-Shabaab...
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Trump oo ka badbaaday maamuus ka xayuubin
Axad February 14/2/2021 Golaha Senat-ka ee Mareykanka ayaa Sabtidii dambi ku waayay Donald Trump, dacwaddiisii labaad ee maamuus...
Ku-xigeenka xoghayaha warfaafinta ee Aqalka oo is casilay kaddib iyadoo lagu eedeeyay inuu u hanjabay gabar weriye ah.
Axad February 14/2/2021 Ku-xigeenka xoghayaha warfaafinta ee Aqalka Cad, TJ Ducklo, ayaa xilkaasi iska casilay maalin uun kaddib...
Senate-ka Mareykanka oo lagu wadaa in ay u codeeyaan in Donald Trump uu mas’uul ka ahaa kicinta Weerarkii Capital Hill
Sabti: 13/2/2021 Mudanayaasha Golaha Senate-ka Mareykanka ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay u codeeyaan in...
Khasaaraha ka dhashay qaraxii saaka ka dhacay Muqdisho oo soo kordhaya
Sabti: 13/2/2021 Ugu yaraan 3 qof ayaa dhintay todobo kalena way dhaawacmeen kadib markii gaari waxyaabaha qarxa lagu...
Ku dhawad 8 qof oo ku dhimatay dibadbaxyo rabshado watay oo ka dhacay toddobaadkan gobolka Tigray.
Sabti: 13/2/2021 gu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyo rabshado watay oo ka dhacay toddobaadkan gobolka Tigray....
xisbiga Oromo Federal Congress (OFC) oo walaac ka muujiyay xaaladda caafimaad ee Jawaar Maxamed iyo saddex qof oo la xiran kuwaas oo cunta ka soomay
. Sabti: 13/2/2021 Mas’uuliyiinta ka tirsan xisbiga Oromo Federal Congress (OFC) ayaa walaac ka muujiyay xaaladda caafimaad ee...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo digniin u diray Hey’addaha Dowladda
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa digniin u...
Maxkamadda ICJ oo gaashaanka ku dhufatay dalab uga yimid Kenya oo dooneysay in dib loo dhiga dhageysiga dacwadda kala dhexeysa Soomaaliya.
Sabti: 13/2/2021 Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ ayaa gaashaanka ku dhufatay dalab uga yimid Kenya oo...