Madaxweyne Bashaar al-Assad iyo xaaskiisa Asma oo laga helay xanuunka Coronavirus, kadib markii baaritaan ay mareen.
9-da Marso 2021 Madaxweynaha Suuriya Bashaar al-Assad iyo xaaskiisa Asma ayaa laga helay xanuunka Coronavirus, kadib markii baaritaan...
Xuska maalinta caalamiga ah ee 8- Marso oo looga dabaal degay meelo badan oo caalamka iyo Soomaaliya kamid ah
8-da Marso 2021 Xuska maalinta caalamiga ah ee sideedda Maarso ayaa maanta looga dabaal degay meelo badan oo...
Ciidamada Guutada 17aad ee Gorgor ee Kumandooska oo lagu soo tababaray dalka Turkiga oo dalka ku soo laabtay
.. 8-da Marso 2021 Ciidamada oo ka tirsan ururka 6-aad ee Guutada 17aad ee Gorgor ee Kumandooska oo...
Ciidanka booliska Soomaaliya oo soo xir xiray dhalinyaro isku abaabushay koox koox..
8-da Marso 2021 Wararka ka imaanaya degmada Karaan gaar ahaan xaafada Jamhuuriya ayaa sheegaya in Ciidanka booliska Soomaaliya...
Musharaxiinta oo ururada caalamiga ah iyo wasiiro arrimo dibadeedyada u diray qoraal.
8-da Marso 2021 Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa qoraal ay ku sheegeen “inay kula socod siinayaan xaaladda adag...
Switzerland Dadka oo u codeeyay inaan indha-shareer la xiran
8-da Marso 2021 Switzerland ayaa u codeysay in weji xirashada laga mamnuuco goobaha ay bulshadu isugu timaaddo, waxaana...
App-ka Clubhouse: Barmaanij ay dadka qaar ku tilmaameen “fadhi-ku-dirirka” casriga ah ee Soomaalida
8-da Marso 2021 Waxaa maalmihii dambe aad loo hadal hayay app ama barnaamij cusub oo loogu magac daray...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo farmaajo ku sheegay inuu wado daandaansi gacan ka hadal ah.
8-da Marso 2021 Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame kana mid ah musharaxiinta mucaaradka ayaa madaxweynaha muddo xileedkiisa...
Farqiga u dhaxeeya wafdiga kiiska badda u baxay 2021 iyo midkii 2016-kii
8-da Marso 2021 Inkasta oo dowladda aan garab taagnahay, ilaahna ka rajeyneyno in dalkeenna uu ku adkaado kiiska,...
Biyo dhaamis laga bilaabay degmada Ceelwaaq kadib Jaaliyada Deegaankaas oo lacago soo dirtay
8-da Marso 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo oo sheegaya in Deegaano ka mid ah halkaas laga bilaabay...