Qalalaasaha Ethiopia meesha ma kasaari karaa Rejada MW Farmaajo ee xilli-madaxeedka 2aad?
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Faragelinta & Saameynta xun ee dowladaha derisku ku yeeshaan doorshooyinka Soomaaliya waa qeybta ugu weyn...
Xarumihii waxbarashada ee Maraykanka oo ardaydu dib ugu noqonayaan fasalladii ay wax ku baranayeen
8-da Marso 2021 Badi dugsiyada waxbarashada ay dawladdu maamusho ee dalka Maraykanka oo xidhnaa muddo sanad ah ayaa...
Muuse Biixi muxuu ka yiri xaaladda “Cakiran” ee doorashooyinka Soomaaliya.
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta jeedinayay khudbad sanadeedka dastuuriga ee Baarlamaanka ayaa ka...
Maxay tahay digniinta ku socoto Shacabka Caasimada oo uu ku dhawaaqay gudoomiye Filish?
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shir jaraa’id...
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir” Hal bil ayuu sharci daro ku jooggaa Madaxtooyada Farmaajo”
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha uu dhamaaday Muddo xileedkiisa in...
Musharax Daahir Geelle “Haddii talada dalka naloo igmado dumarku waxay aad uga soo dhex muuqan doonaan labada lakab dowladeed heer federaal iyo dawlad goboleed”
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Hoggaamiyaha Xisbiga Danqaran ahna Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay muhiimada ay leedahay...
Wasiirka Fowsiyo “Dhakhaatiirta Somaaliyeed shaki uguma jiro in cudurka uu yahay mid cusub
8-da Marso 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday inay u hoggaansamaan tallaabooyinka caafimaad ee looga hortaggayo fiditaanka...
Muuse Biixi “Shacbiga Muqdisho waxay u afduuban yihiin farmaajo, waxaan leenahay shacab xoog laguma heesto.
8-da Marso 2021 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay kulan uu la yeeshay baarlamaanka Somaliland ee...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa oo sheegay in ay Howlgalo ka sameeyeen degaanka Baloow
8-da Marso 2021 Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalo ay sameeyeen Ciidamada Xoogga...
Guurka Dan Jewett oo lagu shaaciyay website-ka hay’adda samafalka ee Giving Pledge.
8-da Marso 2021 MacKenzie Scott, oo ahayd xaaskii hore ee Jeff Bezos oo mar ahaa ninka ugu taajirsan...