Mareykanka iyo waddamada reer Yurub baadigoobaya 2 nin oo Ruush ah.
April 18- 2021 Laba nin oo u dhashay dalka Ruushka oo looga shakisan yahay in Salisbury ay sanadkii...
Dhaqaatiirta hoggaamiyaha mucaaradka Ruushka Alexei Navalny oo sheegay in “maalmaha soo socda uu dhiman doono” haddii aan daryeel caafimaad loo fidin.
April 18- 2021 Dhaqaatiirta hoggaamiyaha mucaaradka Ruushka Alexei Navalny ayaa sheegay in “maalmaha soo socda uu dhiman doono”...
Hay’adda Crisis Group oo si cad u sheegtay in laga soo gudbay waqtigii la sugi lahaa in siyaasiyiinta Soomaalida
April 18- 2021 Qalalaasaha daba dheeraaday ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa wuxuu galay marxad halis ah, waxaa sidaas warbixin...
DEG-DEG:-Shir Xasaasi ah Oo Iminka Soo dhamaaday
Muqdisho, April 17 2021–Waxaa goor dhaw soo dhamaaday shirkii ay lahaayeen labada madaxwayne ee Hirshabelle, Galmudig iyo Midawga...
Taliska Booliska oo amray in la xiro 10 ka mid ah ciidan diiday in ay weeraraan guriga Jeneraal Saadaq Joon..
April 17 2021 Waxaa magaalada Muqdisho xabsiga la dhigay 10 ka mid ah Ciidamada Booliiska Somaliya, sida uu...
Baarlamaanka Puntland oo qaadacay muddo kordhinta golayaasha dowladda federaalka
. April 17 2021 Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in ay dood dheer ka dib qaadaceen muddo kordhinta golayaasha...
Saadaq Joon oo taageero horleh ka helay Xildhibaano & Mas’uuliyiin
Muqdisho, April 17 2021–Xaafada Shiirkole oo uu farisiin ka sameystay Taliyihii hore ee Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar...
Maxaa looga hadlay Kulankii Farmaajo & Wakiilada Beesha Caalamka?
Muqdisho, April 17 2021–Maanta waxaa Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu...
Madaxweynayaashii hore & Cali Guudlaawe oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho
Muqdisho, April 17 2021–Magaalada Muqdsho ayaa waxaa weli ka socda klamo siyaasadeed oo looga hadlayo xaalada dalka iyo...
Eretria oo qiratay in Ciidankeedu ka qeybgaleen dagaalka Gobolka Tigray
Muqdisho, April 16 2021–Dowladda Eritrea ayaa qiratay in ciidamadeeda ay ka qeybgaleen dagaalka gobolka Tigray ee waqooyiga Ethiopia...