Booliska dowlad degaanka oo Gacanta ku dhigay lacag been abuur ah & Nin sameynayay
Muqdisho, April 16 2021–Ciimada Booliska Maamulka magaalada Tog-wajaale ee deegaanka Soomalida ayaa soo bandhigay Qalab lagu Samaynayay Lacago...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Nin lagu helay Al-Shabaabnimo
Muqdisho, April 17 2021–Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa la horkeenay Maxamed Cusmaan Maxamed Xasan oo...
Golaha Ammaanka oo ansixiyay xabad joojin laga hirgeliyo libya
Muqdisho, April 17 2021–Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin, isla...
Axmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Taliyeyaal kuwa kalena Magacaabay
Muqdisho, April 17 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa isbadal ku sameeyay Taliyayaasha kala duwan ee...
Axmed Madoobe oo Xilkii ka qaaday taliyaha ciidanka Booliska, ku xigeenkiisa iyo Agaasimaha hay’adda nabad sugida.
April 17, 2021 Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey taliyaha ciidanka Booliska...
MD Farmaajo & Wakiilada Beesha Caalamka oo Teendhada Afisiyooni shir uga furmay
Muqdisho, April 17 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray Xerada Teendhada Afisiyooni...
DEG DEG:- Saxaafadda oo banaanka looga saaray kulanka Deni & Xildhibaannada
Muqdisho, April 16 2021–Kulan ayaa Magaalada Garoowe waxaa uu uga furmay Xildhibaannada Dowlad Goboleedka Puntland iyo Madaxweyne Saciid...
Sheekh Shariif oo la kulmay Taliyaha xoogga & faah faahin laga helay
Muqdisho, April 17 2021–Madaxweyn ihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay waxaa uu kulan xasaasi...
Madaxweyne Biden oo kordhinaya tirada qaxootiga uu dalkaas qaabilo Sanadkii xili Trum uu yareeyay
. April 17, 2021 Madaxweyne Joe Biden ayaa dib u eegis ku sameeyay go’aanka qaxootiga saacado kaddib markii...
Taliyihii hore ee ciidamada Booliska jeneral Saadaq Joon oo dhufeysyo ka qotay xaafadda uu dagay ee Shiirkole
. April 17, 2021 Wararka ka imaanaya xaafada shirkole oo deegaan ahaan uu shalay u Dagay Taliyihii hore...