Dalka Chad oo Diplomaasiyiinta Maraykanka & UK ku amartay in ay ka baxaan dalkaasi.
April 18- 2021 Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxay ku amartay Diplomaasiyiinta aan daruuriga ahayn ee ka hawlgala Safaaradooda...
Tirada dadka u dhintay cudurka Covid-19 oo kor u dhaaftay saddex milyan oo qof, sida ay shaacisay jaamacadda Johns Hopkins.
April 18- 2021 Tirada dadka dunida oo dhan ugu dhintay cudurka Covid-19 ayaa kor u dhaaftay saddex milyan...
Ciidamada Somaliland oo kala dhex galay maleeshiyadkii ku Dagaalamay degaanka Dhabar-Dalool ee degmada Xudub ee gobolka Sool
April 18- 2021 Waxaa xaalad deganaansho ah laga dareemayaa degaanka Dhabar-Dalool ee degmada Xudub ee gobolka Sool, halkaas...
Iiraan oo shaacisay magaca ninkii ka dambeeyay weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday xarunta nukliyeerka Natanz.
April 18- 2021 Telefishinka dowladda Iiraan ayaa magacaabay nin ay sirdoonka dalkaas sheegeen inuu ka dambeeyay weerarkii toddobaadkii...
Wasiirka Cadaaladda maamulka Koonfur Galbeed oo shaaciyay in dad loo soo qab qabtay Caruurtii la dilay maalmo ka hor.
April 18- 2021 Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay weli socdaan baaritaano xoog leh oo la xiriira dilkii...
Ciidanka qeybta 27-aad oo saakay Howlgalo ka Sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan
April 18- 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 27-aad...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin.
April 18- 2021 Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin, isla...
Ciidamada Jeneraal saadaq joon oo ku gaashaaman hubka noocyadiisa oo isku fidiyay Degmada Hodon.
April 18- 2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Ciidamo daacad u ah Taliyihii hore...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo aad uga carooday Dilkii Korneyl Yaasiin Cabdi Tooxow oo ka tirsanaa ciidamada Xoogga oo Al-shabaab Qarax shalay ku dileen..
April 18- 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa aad uga carooday Dil shalay loogu...
Dowladda Eritrea oo mar kale ku celisay inay aqbashay in ciidamadeeda ay kala baxeyso gobolka Tigray
April 18- 2021 Dowladda Eritrea ayaa mark kale ku dhawaaqday inay aqbashay in ciidamadeeda ay kala baxeyso gobolka...