Madaafiic ku dhacday Xarunta Wasaaradda Gaadiidka
Muqdisho, August 21, 2016: Ila afar madaafiic oo hoobiyeyaal ah ayaa ku dhacay xarunta Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka...
Qaraxyo xooggan oo goor dhow gil gilay magaalada Gaalkacyo
Muqdisho, August 21, 2016: Labo Qarax oo waa weyn ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Gaalkacyo qeybteeda waqooyi ee...
Soomaali Laga Sii daayey Xabsi ku yaal Masar
Muqdisho, August 20, 2016: Xabsiyo dalka Masar ku yaal, ayaa waxaa laga sii daayay 120 ruux oo Soomaali, Itoobiya,...
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridii S/Guud Maxamed Cali Samatar
Muqdisho, August 20, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee...
Jen. Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday Mareykanka
Muqdisho, August 20, 2016: Jen. Maxamed Cali Samatar ayaa saacado ka hor ku geeriyooday dalka Maraykanka. Allah u naxariistee...
Howl gallo laga sameeyay Gaalkacyo oo dad lagu soo qabtay
Muqdisho, August 18, 2016: Warar an ka helnay magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in howl gallo dad badan lagu qab...
Ahlusuna oo diiday in ay la hadasho Maamulka Galmudug
Muqdisho, August 18, 2016: Maamulka Ahlusuna ee Gobolada Dhexe ayaa diiday wada hadal ay garwadeen ka tahay dowladda...
Shir Ganacsi oo ka furmay Muqdisho
Muqdisho, August 17, 2016: Wasaaradaha Ganacsiga iyo Maal-gashiga ee Soomaaliya iyo Masra ayaa shalay uga furmay magaalada Muqdisho kaas...
Madaxweynaha oo ka hadlay geerida hogaamiyaha Al-Shabaab Abuu Cubeyda
Muqdisho, August 17, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, ayaa wax laga weydiiyay wararka sheegaaya in Amiirka Ururka...
Baarlamaanka oo maanta shaqadiisa ugu dambeeyso
Muqdisho, August 17, 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa maanta lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka, kaasoo noqonaya...