Wasiir Hadliye oo ka hadlay dacwada Badda ee Kenya iyo Soomaaliya ka dhaxaysa
Muqdisho, August 15, 2016: C/Salaan Hadliye Cumar, Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya, ayaa Saxaafadda u sheegay inay rajo ka qabaan...
“Madaxweynaha isagaa xilka sii haynaya illaa doorashada ka dhaceyso”
Muqdisho, August 15, 2016: Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in Madaxweynaha uu xilka sii heynayo inta doorashada laga...
Ciidamo Soomaali iyo Mareykan oo howl-gallo ka fuliyay Koofurta Somalia
Muqdisho, August 15, 2016: Ciidamada Mareykanka oo taageeraya kuwa Kumaandooska Soomaaliya, ayaa labo howl gal oo gaar ah ka...
Digniin la siiyay Shirkadaha Canshuurta la dhuunta.
Muqdisho, August 14, 2016: Nuur Faarax Jimcaale,Hanti dhowrka guud ee Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowladda...
Booliska AMISOM oo sugaya amniga xilliga doorashooyinka
Muqdisho, August 14, 2016: Booliska AMISOM ayaa sheegay inay kala shaqeyn doonaan Booliska Soomaaliya sugida amniga dalka xilliga doorashooyinka...
Madaxweyne Xasan oo loogu baaqay in uu xilka banneeyo September 10-keeda
Muqdisho, August 14, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa loogu baaqay inuu xilka baneeyo marka la gaaro 10-ka...
Maalinta dhalinyarada Adduunka oo Tartan lagu xusay
Muqdisho, August 13, 2016: Shalay oo ahayd maalinta Dhalinyarada Adduunka ee ku aadanayd 12-ka Agosto ayaa tartan kubadda Kolayga...
Booliska Gobolka Barri oo Boosaaso Ku Qabtay Tahriibayaal
Muqdisho, August 13, 2016: Ciidanka booliska gobolka barri ayaa Magaalada Boosaaso ku soo qaqabtay tahriibayaal garaya 160 qof oo...
Gabadha Soomaaliya uga qayb-galayso ciyaaraha Brazil oo maanta tartameysa
Muqdisho, August 13, 2016: Maryan Nuux Muuse iyo Maxamed Daud Maxamed ayaa hore u gaaray magaalada Rio De jenerio...
Aqoonyahanno diidan ku dhaqanka Diinta Islaamka iyo jawabti Shekh Umal
Muqdisho, August 11, 2016: Waxan maqli-jray in Qurba joogta soomaalida qaarkood ay ku qaan-gaaraan 45 sano. Ma sababta lo cuskaday hadalkaas,...