Shirka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo dhowaan dib u furmaya.
Muqdisho, August 28, 2016: Waxaa Muqdisho iyo Jowhar ka socda qaban qaabadii u dambeysay ee dib loogu furayo shirkii...
Kulan looga hadlayay horumarinta Isboortiga oo lagu qabtay Baydhabo
Muqdisho, August 27, 2016: Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa ka qeybgaley kulan bahada Isboortiga Gobolka Baay ay ku...
Galmudug Oo Ka Jawaabtay Warki Puntland
Muqdisho, August 27, 2016: Maamulka Galmudug ayaa si kulul uga hadlay,go’aan dhawaan ka soo baxay Maamulka Puntland,kaas oo ahaa...
Dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka oo la isku afgaran la’yahay
Muqdisho, August 27, 2016: Madaxda madasha Wada-tashiga Qaran ayaa la filayaa inay dhimaan tirada ergooyinka soo xuleysa xildhibaanada, iyadoo...
Madaxweynaha oo Nairobi kaga qeybgalaya Shirka Iskaashiga Afrika iyo Japan (TICAD)
Muqdisho, August 26, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Nairobi ee dalka...
Maamulka Bankiga Dhexe oo sheegay in lacag laga xaday Bankiga
Muqdisho, August 25, 2016: Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Dr. Bashiir Ciise Cali, ayaa xaqiijiyay in Bankiga laga xaday...
Nin ganacsade ahaa oo lagu diley Nairobi
Muqdisho, August 25, 2016: Kooxo ku hubeysan bastoolado ayaa xalay nin ganacsade ah ku dileen xaafadda Islii ee magaalada...
Tarsan oo maanta ku dhawaaqaya in uu yahay Musharax Madaxweyne
Muqdisho, August 25, 2016: Maxamuud Axmed Nuur Tarsan,Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ayaa maanta la filayaa...
Meydka Jen. Maxamed Cali Samatar oo la soo gaarsiiyay Muqdisho lana aasay
Muqdisho, August 25, 2016: Waxaa mar dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay Meydka...
“Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe dhowaan ayaa la dhisayaa”
Muqdisho, August 24, 2016: Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo hoggaaminayay wafdi ka kooban Xildhibaano oo shalay gaaray magaalada Jowhar...