Itoobiya oo markale duqeeysay Caasimada Gobalka Tigray
Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Duqeyn culus ayaa markale waxaa diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay ka geysteen meelo kamid...
Puntland oo degaanadeeda ka musaafurisay Qaxooti Itoobiyaan ah
Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Maamulka Puntland oo kaashanaya hay’adda Socdaalka Adduunka ee Qaramada Midoobay ee IOM ayaa waxaa...
Dagaal dhexmaray Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab
Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay duleedka degmada Waajid...
Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta soo xiraya Shir ka socda Kismaayo
Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta lagu wadaa inuu soo xiro Aqoon...
Diiwaangelinta Musharixiinta Aqalka Sare oo ka socota Kismaayo
Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Xubnaha Guddiga doorashooyinka ee Heer Dowlad Goboleed ayaa Maanta waxaa ay Xaruntooda Magaalada Kismaayo...
Ciidamada liyuu Boolis oo dil & dhaawac u geystay dad Shacab ah
Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Ciidamada liyuu Boolis ayaa waxaa ay rasaas ku fureen dad Shacab ah oo banaanbax...
RW Rooble oo cadaadis kala kulmaya Beesha Caalamka & mucaaradka
Muqdisho|| QOL| October 20 2021=Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta ayaa Maalmihii la soo dhaafay waxaa uu...
Sheekh Bashiir: Nimanka Ahlu sunna la baxay & Al-Shabaab waa isku mid!
Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Sheekh Bashiir Axmed Salaad, gudoomiyaha hay’dda culimadda Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay isku midyihiin...
Dunida oo wajaheysa xasarad dhanka cuntada ah
Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Toddobaadkii tegay waxaa dunida laga xusay maalinta Cuntada Adduunka oo sanadkasta la xuso 16-ka...
Dab khasaaro gaystay oo ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaal Muqdisho.
Muqdisho|| QOL| October 18 2021=Dabka oo dad ay ku dhaawacmeen ayaa sidoo kale geystay khasaaro Hantiyadeed, waxaana uu...