Saaxiibada caalamka oo ka walaacsan xaaladda beni’aadanimo ee Guriceel
Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa ka walaacsan dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee Dowlad Goboleedka Galmudug.“Colaaddu ma aha oo...
Rooble oo amar siiyay Saraakiisha hay’adda NISA
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo wehliyay Wasiirka Amniga Gudaha ayaa galabta kormeeray Xarunta Hey’adda NISA ee...
Mareykanka oo sheegay inay ka fiirsanayaan taageerada ciidanka Danab
Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya.Arrintan ayaa ka danbeysey kadib markii...
RW Rooble oo UNHCR kala hadlay u gurmashada dadka abaartu saameeysay
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah...
Bandow lagu soo rogayo degmooyin ka tirsan Puntland
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Xuseen Cali Maxamuud ayaa ugu baaqay ciidamada Booliska ee...
Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay qarixii ka dhacay Magaalada Kampala
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa qaraxii habeenkii xalay ahaa ka dhacay caasimadda dalkaasi...
Dagaal markale dib ugu qarxay degmada Guriceel
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Dagaalka oo aad u culus una dhaxeeya Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac...
Khasaaraha ka dhashay dagaalka Guriceel oo kordhay
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaalka Degmada Guriceel...
Galmudug oo sheegtay in ay la wareegtay Guriceel
Muqdisho|| QOL| October 23 2021=Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa sheegay in ay si buuxda ula wareegeen gacan...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qataay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobey
Muqdisho|| QOL| October 23 2021=Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan...