QM oo sheegtay in dambiyo dagaal ka dhaceen Itoobiya
Baaritaan ay Qaramada Midoobay ku sameysay xad-gudubyada ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha ee ka dhacey gobolka Tigreega ee...
Deni oo xariga ka jaray Xarunta la dagaalanka Ayaxa ee Soomaaliya
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku tagay Qardho ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda degmada Baraawe
Waxaa hadda degan xaaladda Demada Baraaw ee Gobolka Shabeellaha Hoose , halkaas oo ay Maanta ku dagaalameen Ciidamada...
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Millateriga Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb
Waxaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug gaaray wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Guutada...
Deni oo Hay’adda FOA kala hadlay kordhinta taageerada arrimaha Beeraha & Xoolaha
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe ku qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO...
Madaxweynaha Somaliland oo sameeyay xilka qaadis & Magacaabis
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Wareegtooyin Madaxweyne Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ugu sameeyey qaar ka...
Mareykanka oo war kasoo saaray dagaalka ay TPLF kula wareegtay magaalooyin ku yaalla Itoobiya
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay ka walaacsan tahay wararka sheegayo in...
Rooble oo dowlad Goboleedyada ugu baaqay inay bilaabaan doorashada Golaha Shacabka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa marka hore waxaa uu u hambalyeeyay Xildhibaannada Golaha Shacabka ee...
AKHRISO: habraaca doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi
Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa soo saaray habraaca doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi ee...
Madaxweyne Deni oo ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray Madaxweyne Qoorqoor
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si waafaqsan Dastuurka Dowladda Puntland qodobka 80-aad farqadiisa 12-aad, wuxuu maanta...