Ciidamada dhawaan la keenay Muqdisho & kuwa Booliska oo howlgal wadajir ah fuliyay
Ciidamada Booliska qeybta Bari ee Gobolka Banaadir oo kaashanaya Boliiska sida Milatariga u tababaran ee dhawaan la keenay...
Madaxweynayaasha Masar & Imaaraadka oo wada-hadallo yeelanaya
Wakaalada wararka ee dalka Imaaraatka Carabta ee WAM ayaa sheegtay in Madaxweynaha Imaaraatka Carabta Sheikh Mohammed bin Zayed...
Hooyo xaamilo ahayd oo ku Geeriyootay Musqul la duntay Magaalada Hargeysa
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee degaannada Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in Hooyo xaamilo ahayd ay...
Maraykanka oo sheegay inuu taageerayo wada hadalada dowladda Federaalka iyo Somailand
Safiirka xilka kasii dagaya ee dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Andre Larry ayaa sheegay dowladdiisa ay ka go’an...
SAWIRO: RW Hamza oo kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Caddaaladda & Arr.Dastuurka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgelayo adeegyada ay...
SAWIRO:–Wasiirka koowaad ee Xukuumadda oo Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho kula kulmay Danjire Larry Andre
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa Danjiraha Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Andre kula...
Madaxweyne Xasan Sheekh & RW Xamse oo Hambalyo u diray Ciidanka xoogga dalka
Madaxweynaha Soomaaliya Sasan sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey ciidanka xoogga dalka sannad guurada 63-aad ee kasoo wareegatay aas-aaskooda...
Dagaal dhexmaray ciidamada dowladda Itoobiya iyo maleeshiyaadka Amxaarada
Shacabka ku nool magaalada Dabre-birhaan ee deegaanka Amxaarada ayaa BBC-da u sheegay iney gudaha magaalada ku dagaallameen ciidamada...
Mareykanka iyo Sacuudiga oo ka wadahadlay colaadda Yemen
Aqalka Cad ayaa sheegay in la taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan uu la hadlay dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed...
DFS oo shaacisay tirada Soomaaliya ka xajineysa sanadkan
Wefdigii uu hogaaminaayey Wasiir Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta...