SAWIRO:- Tababar loo soo xiray Ciidamada ilaalada Gaarka ah ee Madaxweynaha
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee Dalka Serbia Tababar ugu...
Ciidamada xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay degaano horleh & howlgallo ka socda
Ciidanka xooga dalka oo kaashanya dadka degaanka ayaa howlgallo ay saacadihii la soo dhaafay fuliyeen ayay gacanta ku...
DFS oo soo bandhigtay shuruudaha laga rabo Shirkadaha ka qeyb qaadanaya daabulida xujeyda Soomaaliyeed
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa fartay dhammaan Shirkadaha Diyaaradaha ee danaynaya inay ka qaybgalaan...
Taliska Booliska G/Banaadir oo ku dhawaaqay inay xiri doonaan siyaasigii hub waaweyn ku dhex qaata Muqdisho
Taliska Boosliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay dhaqan-gelinayaan amarkii dhowaan kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee...
Shiinaha oo xayiraad ku soo rogay masuul Maraykan ah oo booqday Taiwan
Wasaaradda arrimaha debedda ee Shiinaha ayaa Khamiistii sheegtay inay cunaqabatay ku soo rogtay guddoomiyaha guddida arrimaha debedda ee...
Mas’uuliyiin booqday degaano uu ka fatahay Wabiga Shabeelle.
Guddoomiyaha Gobolka Shabellada Dhexe ahna Duqa Magaalada Jowhar Axmed Meyre Makaraan iyo xubno ka tirsan Maamulka Gobolka iyo...
Madaxweynaha Jubbaland oo Mareykanka kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay safiir ku xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya Amb....
RW Xamse oo guddoomiyay shir looga hadlayay qorsho loo sameeynayo degaannada laga saaray Al-Shabaab
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta iyo hagidda xasillinta deegaannada ...
Ciidamada dowladda oo degaano kala wareegay Al-Shabaab
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa weli waxaa ay howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka...
Shirka amniga gobolka Bari oo Go’aano adag laga soo saaray
Waxaa Maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari lagu qabtay Shirka Amniga gobolka Bari, waxaana ka qayb galay...